
Warar si hoose loogu soo dusiyay Xafiiska Shacabkamedia ee Hargeysa,ayaa sheegaya in dhamaadka Bisha July,la filayo inuu Magaaladda Hargeysa booqasho ku soo gaaro Madaxweynaha Dawladda KMG-ah Sheekh Shariif,inkastoo hadii ay arintani aqbasho Somaliland ay dhabar-jab ku noqoon-doonto ictiraafkii ay raadinayeen mudada 22-ka sanno.
Docda kale wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiri karto in uu Madaxweynaha Soomaaliland Siilaanyo isna tago Muqdisho basle warkhtigaasi lama hubbo lamana shaacin sida ay u dhici doonto booqashadiisa.
London waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Soomaaliland kaasi oo looga wada hadley arimaha labbada dhinac, oo mudo badan uu jirey gooni isutaag ay dooneysey Soomaaliland waxaana wada hadaladaasi ka dhashey arimahan oo dhan.


