viewtopic.php?f=18&t=309348
Haweenka oo qarashka ugu badan ku bixiya labiska, hadana aanan haysan dhar ku filan (Waa Maxay Sababta)
Baaritaan cusub ayaa ugu danbayntii xaqiijiyay in raga xaasaska leh ay rajaynayeen sanado badan in marka haweenkooda ay usoo gadaan labiska ugu wanaagsan hadana ay wali leeyihiin wax aan xirano ma haysano
Xadi ahaan haweenka ayaa dhar ku qarash gareeya £84,000 inta noloshooda ah sidaas oo ay tahayna warbixintan waxaa ay leedahay wali waxaa ay raadiyaan wax ay xirtaan.
Cod aruurin la sameeyay ayaa waxaa lagu waraystay in kabadan 1000 qof oo waa weyn kuwaas oo badankoodu sheegay in 3,109 mar ay haweenka sanadkii iibsadaan labis ugaar ah waxaana labiskaas ay isugu jiraan 271 kabo ah kuna fadhiya (£13,989), 185 dharka la xirta ah kuna fadhiya lacag dhan (£7,699) iyo 145 boorsooyin ah kuna fadhiya lacag dhan (£5,420).
haweenka ayaa la sheegay in ay ku qanacsan yihiin in dhaqaalaha ugu badan galiyaan dharka ay xirtaan ,Warbixinta waxaa ay leedahay Haweenka waxaa ay qarash gareyaan £83,498 inta noloshooda ah., waxaana cod bixintaan soo saartay Sure Women Linen Dry.
Sidoo kale warbixinta ayaa muujinaysa in 41 boqolkiisa ay ilaa afar mar haweenka isku fiiriyaan muraayada si ay u eegaan qaabka labiskooda
Qiimaha ay haweenka ku qarash gareeyaan kabaha ayaa gaaraya £13,989 sanadkii
Gudoomiye kuxigeenka Brand Julie Spearman ayaa usheegtay wargayska Mirror: ‘haweenka waligood uma arkaan in ay haytaan dhar ku filan badankooda waxaa ay dareemaan cadaadis oo ah in had iyo jer ay xirtan waxa soo baxa.
Warbixinta ayaa sidoo kale lagy helay in haweenka soo koraya ay yihiin kuwa ugu badan ee qarashka ku bixiya labiska.
Fiiro Gaar ah: Waxaa laga yaabaa in warbixintan aysan saamayn weyn ku lahayn wadamada Afrika gaar ahaan dalkeena Hooyo ee Soomaaliya inkastoo aysan warbixinta meelo kala gooni ah taaban.
C/lahi Axmed Nur
Cabkayare@gmail.com
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
IS THIS PLAGIARISM ?????
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 735 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 341 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 630 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 17 Replies
- 1217 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 4 Replies
- 352 Views
-
Last post by _BuFF_GYAL_