
maxaa iskaga dhigee in aad dhalatay 88kii. cajuus
soo taad intaad koobada dhigatida shabeele aad dhihi jirtay geedi aan ahay.
saddex jeer aan kugu arkay adiga see waaye. koyto aan ku ahay aad igu tiri , adigoo tusbax dheer kuu saaran yahay surka.
Muufana waad rabtaa , tiinaarkan in aad dhistid waa laagaa waaye.
Muufada oo birta canjeerada lagu sameeyey nah ma leh. haddii aad rabtid muufo danbase leh oo macsaro lagu shubay tiinaar lee kaa xigo
