Maxkamada ku taal Magaalada Hargeysa ayaa maanta xukun hal sano oo xabsi ah ku riday Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buur-Madow oo ka mid ah Boqorada caanka ah, kadib markii lagu helay dambi la xiriira qiyaano qaran iyo kicin dadweyne.
Gudoomiyaha Maxkamada Cusmaan Ibraahim Aadan ayaa sheegay in markii loo soo gudbiyay eedaha loo heystay, isla markaana ay dhageysteen, ayaa waxaa uu sheegay in dambigiisa oo ah qodobka 268 ciqaabta Somaliland inuu dhaleecayay Madaxda Somaliland, isgoo dalka dibadiisa ku sugan.
Qareenka u doodayay Boqor Buur-madow ayaa ku tilmaamay xukunka ay riday Maxkamada mid sharci daro ah, isla Tmarkaana aanay ku qanacsaneyn xukunka ay riday.
Laakiin Xeer ilaalinta ayaa sheegtay inuu racfaan ka qaadan karo xukunka, isla markaana xukunkiisa uu iibsan karo Boqorka.
Xukunkan ay riday Maxkamada ayaa noqonaya kii u horeeyay ee madax dhaqameed caan ka ah Somaliland hal sano lagu xukumo, iyadoo horay Boqor Buur-madow lagu eedeeyay inuu aflagaado u geystay Madaxda Somaliland
So what did his majesty King Black Mountain say about president Siilaanyo?
Iam too much occupied with koonfurian news, unfortunately this important event took place in mid of heavy clashes in the south.
What did his majesty King Buurmadow say
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- InvisibleHand
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1088
- Joined: Sat Jun 30, 2012 5:01 am
- Location: ilaahay baa og
Re: What did his majesty King Buurmadow say
Buurmadow wa wax walaan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1190 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 36 Replies
- 2886 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 1036 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 8 Replies
- 853 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 6 Replies
- 791 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 796 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 3 Replies
- 2714 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 3005 Views
-
Last post by RebelLion