Page 1 of 1

Gabar soomaaliyeed.

Posted: Wed Jul 11, 2012 12:20 pm
by DayaxJeclee
Galab waalbaa arkaa
Aadoo gaban gacan wada
Galab wanaagsana is ma orono
Geeskaan is dhaafnaa

Waagu walbo bariyona
Waan is garab marnaa
Labadii galbood oo danbe
Gabankii iyo adigana ma arag

Galabtii saddexaad
Anoo gurigayga hortii
Gabari igu tiri
Gaari baa ku dardaray

Oo gacal dalka kuuma joogo
Garana maayo
Meeshay ku geyeen
Iguna celisay.

Waxaay I gaarsiisay
In gabanka’aabihiina
Sannadkii hore geeriyooday
Oo walina indhihu ku guduudaanyihiin


Iigu raacisay gabadhu gooni uma aqoono
Deriskeeda yiri, gooni bay isku saartaa
Gadaal baan ka ogaadoo
Kama samrin geeridii duqaagii.

Galinkii danbe anoo magacaaga garaneey
Ayaan hisbitaalka hammersmith kugu imid
Gacanba ku siiyoo, gabankana ka soo wadaa
Dad uunsan garanaynin.

Hal gu dabadeedna aadoo
Adoo ilko cadaynaya
Mukulaal soo dabay igu tiri
Gabanka habar baan u noqdee.

Galab walbaa telefoonkaa
Ku sheekaaysanaa
Gacalkayna waad noqotay
Aloo gabar soomaaliyeed’ loo xan tago hana gabin
:D :D :D :D xan

Re: Gabar soomaaliyeed.

Posted: Tue Dec 18, 2012 8:22 am
by Thuganomics
Gadh madoobe iyo odey
Gudugii wuxuu yidhi
Gabadhahan salaanta isla dhaafaa
Garba duub ha loo xidho

:lol: :lol: :lol: