Lamgoodle Dancing

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

1950




:lol:

qofka saddexaad waayee
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Twist »

LOL @ qofka sadexaad waaye. Ayeeyo Sareedo, laba qof oo kaliya ayaa video-haas ka dhex jaaseysa ee ookiyaalaha soo xiro. :lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

Twist wrote:LOL @ qofka sadexaad waaye. Ayeeyo Sareedo, laba qof oo kaliya ayaa video-haas ka dhex jaaseysa ee ookiyaalaha soo xiro. :lol:
Abkoowgay twist qofka saddexaad ma kasaysiid miyaa. lol eber aad tahay . barako Boondheer ? mise FAR WAAWEYN AAN KUU QORAA :lol: :lol: :up:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Twist »

LOL! Anigay iga hoos baxday miyaa bahasha? Xalaal caleyk, xaar weyso ma galo. Waxaas da'da lee waaye, abooto Sareedo. :lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

Twist wrote:LOL! Anigay iga hoos baxday miyaa bahasha? Xalaal caleyk, xaar weyso ma galo. Waxaas da'da lee waaye, abooto Sareedo. :lol:
Abkowgay Twist maxaa dhacay. ciyaarta maxay ku soo xusuusisay. jilibo jabsigaa ilaa dhulka la tegaayo.
Adiga Lama lamo aad ka weyn tahay lee ma ohoo? markii ciyaartaa soo baxday adiga waa mininka gashay . shalodheer mininka ma la gelinoo :lol: 45
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Lamagoodle »

LOL Sareedo.

Here I am dancing in different styles

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

Lamgoodle wrote:LOL Sareedo.

Here I am dancing in different styles


yahoow qarasta naga yaree. :lol:

Godka ma u martiday, haddii may ay tahay.
qof ma ku soo booqatay, may tahay.
ma ka shaqaysay. :lol:

Godka waa kasaysoo ma ahoo.

haddii oo maya tahay. waa qaldamay
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Lamagoodle »

Sareedo,
Heestaasi wax maad ku soo xasuusatay?

Aniga :stylin: :stylin:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

Sheeko Boqorkii Niikada in aad ahayd waa la ogayahay , kabo alteeso kaa dhigaayo xataa umaba aad baahnayn.

lama saf aaba laguu soo galay. waa shidnay , yurubtaan aa kaa jajabisaa.

khatar yaaqay




:lol: :lol: :lol: gabdhaha masaakiinta xataa waad ka xishoodsiisay. walle adigoo sidaa u ciyaaraya ciida london iska soo xadir. magaaladaan garweynayaal aa siddii daa noo qaaday
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Lamagoodle »

Sareedo
LOL. Sheikh Abukaar, great dancer.

Watch me sing Feysal Cumar Mushtaag's HANI here.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

Lamgoodle wrote:Sareedo
LOL. Sheikh Abukaar, great dancer.

Watch me sing Feysal Cumar Mushtaag's HANI here.


Neefta labadaan yaanan kugu dhajinin, wallee laguuma gali karo.

:lol: :lol: :lol: :lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

2012. butacii waad ka ilbaxday

lamo ciribta soo taabtay, laguuma gali karo :up: MADEEY MADEEY. Aroosyada xafada ay isoo xusuusisay. ku baashaal.

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Lamagoodle »

SareedoXareedo wrote:2012. butacii waad ka ilbaxday

lamo ciribta soo taabtay, laguuma gali karo :up: MADEEY MADEEY. Aroosyada xafada ay isoo xusuusisay. ku baashaal.


Xareedo asxante ,

Hadaad si fiican u fiirisid meeshaana waad iga arki


This was me before I became reer magaal/Beesaani

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Lamgoodle Dancing

Post by DayaxJeclee »

lol Xudunteey , surweelka tiibo talyaani, waa wareejinooysaa. dhulka ma lgu dhigi karo adi


Saar, feer sagaaro
:lol: :lol: :lol: waad iga raysay waxaan sugaayey Afrobeat music iyo kabo dhaadheer.

@1:40
Guntaay geedahagaloa
marna ha gaangaabiyee
ugu nee gaari nuur
deeyaa ahaaboo

@2:40 saddex aa daawasho leh, markay dhahday saddexda dhabarkooda i soo xiga hal mar ay wado boodeen

Gacan aan kuu taagay :x
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Lamgoodle Dancing

Post by Lamagoodle »

Sareedo, adigana gacan iyo lug ayaan kuu taagay :lol: :lol:

This is me, my buddy Twist and FaraxwithFlare. I am the short guy

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”