Beautiful South

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

Arey Hadduu ka tago
Haka dabo tagin
koo kale ha sugin
adi lee koo Sameeyso


Bir adag dablee jilciso


Been fakatay
Waa laga dabarooraa
Raalina galiyaa


Bal Qiimihiisa Ceesaanteeda Taqaan

Koonbo Kastoo aad Keentid
Geedkayga Cambuuladiisa Ma gaaro

Loox sabiibixisa Rabto Xabaga lee la'marso.


Geed ruuxruux Mure kasoo daadaayo,
Gacmo Laab Gaajo deris noqo


FaanFaan Shiirkiiso lee i soo gaaro.

Jini shumi laakiin ha dhuuqin.


''Xaa dhacay waad dhubatee''
Geedkii jecelkaa i ganbiyey


Koowbay koowbay aan ahay aas tiraahdaa,
labo, afar, shan... aa ka danbeeyo


Kabto Tole lee kaa xigo Kabtii go'do

:lol:
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Beautiful South

Post by Maandhow »

SareedoXareedo wrote:Arey Hadduu ka tago
Haka dabo tagin
koo kale ha sugin
adi lee koo Sameeyso


Bir adag dablee jilciso


Been fakatay
Waa laga dabarooraa
Raalina galiyaa


Bal Qiimihiisa Ceesaanteeda Taqaan

Koonbo Kastoo aad Keentid
Geedkayga Cambuuladiisa Ma gaaro

Loox sabiibixisa Rabto Xabaga lee la'marso.


Geed ruuxruux Mure kasoo daadaayo,
Gacmo Laab Gaajo deris noqo


FaanFaan Shiirkiiso lee i soo gaaro.

Jini shumi laakiin ha dhuuqin. ???

''Xaa dhacay waad dhubatee''
Geedkii jecelkaa i ganbiyey


Koowbay koowbay aan ahay aas tiraahdaa,
labo, afar, shan... aa ka danbeeyo


Kabto Tole lee kaa xigo Kabtii go'do

:lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

maxaa dhacay?

inte kale waad garataa miyaa.

Macalinka Dugsiga ma ogolo miyaa , haddii aad qalad gashid ha ku noqnoqonin: waa talo
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

luuq luuq galow laami lee u danbeeyo
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Beautiful South

Post by salool »

Jini shumi laakiin ha dhuuqin.
Xikmada maahmaahda ku jirta wa maxay? :?
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

salool wrote:
Jini shumi laakiin ha dhuuqin.
Xikmada maahmaahda ku jirta wa maxay? :?
Haddii aad qalda samayso oo lagu sax, sikastoo uu qaldkaas u macaanaa ha ku dhagaanaa waligaa. oo dhuuqin,
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Beautiful South

Post by salool »

SareedoXareedo wrote:
salool wrote:
Jini shumi laakiin ha dhuuqin.
Xikmada maahmaahda ku jirta wa maxay? :?
Haddii aad qalda samayso oo lagu sax, sikastoo uu qaldkaas u macaanaa ha dhagaanaa. oo dhuuqin,
Ha si wadin hadlka ayaad kilmada ka wada miyaa, wallle af reer xamar adag ba ku hadleysa :lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

yep ha ku dhaganaa. af xamar baan ku hadlo, markaan wax qoraa waan ka fiirsadaa, si ay qofka akhrinayo uu ii garto. :lol: :lol:

Dee Huuno Waan Jilciyee :lol:
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Beautiful South

Post by salool »

Dee walaalo turjumaan ayaan oo baahnahey, marka wa inaad mid no so diyaarsid no fasila qoraaladan adadag.Hadi kale waxa dhici karta inaan si khalad ah oo fahno.walaahi maahmaahda intaanad sheegin wax kale ayaan malenayey.Alxamdulilah i never wrote what i thought. :lol: :lol:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Beautiful South

Post by Talo alle udaa »

waa anagoo safar ku yimid xamar ayaa islaan na marti qaaday. waxey is tidhi casho wanaagsan u samee. waxey noo keentay wax aan u maleynay suqaar iyo canjeero. suqaarkii wuxuu nooqdey calool la jarjarey oo maraq laga sameeyay,. meesha waa lagu kala cararey, mid musqusha ku mantaqa, iyo mid jikada la aada. islaant intay yaxyadey bey shaax noo karisey aan canjeerada ku cuno.
Tuushi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8716
Joined: Sun Apr 15, 2012 8:58 am

Re: Beautiful South

Post by Tuushi »

Talo alle udaa wrote:waa anagoo safar ku yimid xamar ayaa islaan na marti qaaday. waxey is tidhi casho wanaagsan u samee. waxey noo keentay wax aan u maleynay suqaar iyo canjeero. suqaarkii wuxuu nooqdey calool la jarjarey oo maraq laga sameeyay,. meesha waa lagu kala cararey, mid musqusha ku mantaqa, iyo mid jikada la aada. islaant intay yaxyadey bey shaax noo karisey aan canjeerada ku cuno.

Maka caagantahay caloosha?
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Beautiful South

Post by Hyperactive »

tuushi, raga alool loma keeni! wa eeb!
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Beautiful South

Post by DayaxJeclee »

salool wrote:Dee walaalo turjumaan ayaan oo baahnahey, marka wa inaad mid no so diyaarsid no fasila qoraaladan adadag.Hadi kale waxa dhici karta inaan si khalad ah oo fahno.walaahi maahmaahda intaanad sheegin wax kale ayaan malenayey.Alxamdulilah i never wrote what i thought. :lol: :lol:

Waan jilcinayaa huuno, hadda wixii ka danbeeyo. :stylin:
Tuushi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8716
Joined: Sun Apr 15, 2012 8:58 am

Re: Beautiful South

Post by Tuushi »

hyperactive wrote:tuushi, raga alool loma keeni! wa eeb!
U kidding. why the hell not?
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Beautiful South

Post by PrinceDaadi »

Talo alle udaa wrote:waa anagoo safar ku yimid xamar ayaa islaan na marti qaaday. waxey is tidhi casho wanaagsan u samee. waxey noo keentay wax aan u maleynay suqaar iyo canjeero. suqaarkii wuxuu nooqdey calool la jarjarey oo maraq laga sameeyay,. meesha waa lagu kala cararey, mid musqusha ku mantaqa, iyo mid jikada la aada. islaant intay yaxyadey bey shaax noo karisey aan canjeerada ku cuno.

War meeshaa chance baa igu dhaafay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”