Shirkii Daallo Oo Guul Ku Soo Gabogaboobay, Lagana Soo Saaray 13 Qodob Oo Bud-dhig Looga Dhigay Muqadasnimada Qaranimada Somaliland
Daallo (Ramaas) July 17,2012 – Shirkii mudada beesha Habar-yoonis uga socday buurta Daallo ayaa maanta la soo gabogabeeyay, iyadda oo laga soo saaray 13 qodob, kuwaasi oo qodobka ugu horeeya lagu cadeeyay in jiritaanka Qaranimada Somaliland tahay lama taabtaan.
Qodobada ka soo baxay shirkaasi ayaa u dhignaa sidan:
1. In jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland tahay lama taabtaan
2. Aasaaskii Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ka dhashay Heshiis Beeleedyadii Burco iyo Boorame eek u xardhanaa Axdi Qarameedkii dhalay Dastuurka Somaliland, sidaas darteedna wadahadalo kasta oo Somaliland la gasho Somaliya waa in looga tashadaa si siman oo isku dheelitiran dhamaan beelaha Dega Somaliland. Waana inay xukuumadda hada jirtaa si balaadhan uga qayb galiso cid kasta oo xaq u leh wadahadalada socda, isla markaana ay ka baaraandegto kana fiirsato Ergooyinka ka qayb galaya wadahadalada lagana saaro mad madowga si aanay cid gaar ahi isaga maamulan Masiirka Dalka iyo Dadka
3. Beelaha Habar yoonis waxay ku baaqayaan in la soo af-jaro shaqaaqooyinka iyo xaal;adaha ka aloosmay Buuhoodle mid dhaqan iyo mid siyaasadeedba, lana baajiyo dhiig daata oo ka dhasha dhulka ay wada degaan dadka wada dhashay ee Seemaal oo noqotoy mid soo noq noqotay, Xukuumadda Somaliland waxa waajib ku ah inay wax ka qabato tabashooyinka muwaadiniinta degan Gobolada nabadgelyo daradu ka jirto isla markaana keeni karta dagaal.
4. Beelaha habar yoonis waxay diyaar u yihiin inay ka qayb qaataan daminta khilaafaadka iyo shaqaaqooyinka ka aloosan meel kasta oo ka mid ah Somaliland
5. Beelaha Habar yoonis waxay u soo jiidinayaan Xukuumadda jirta ee Madaxweyne Siilaanyo inay si siman oo an Eex lahayn ay uga qayb galiso Beelaha Somaliland khayraadka Dalka, Horumarinta Deegaanka, isu dheelitirka Shaqaalaha Dawladda, Ciidamadda Qalabka sida iyo jagooyinka siyaasiga ah, waana in Xukuumaddu ka xaq-soortu mashaariicda ganacsi si aanay cid gaar ahi uga faaiidaysan khayraadka Dalka.
6. Beelaha Habar yoonis waxay u soo jeedinayaan Xukuumadda inay u soo jeedsato wax ka qabashada iyo Horumarinta Gobolada Sool, Sanaag iyo Oodweyne oo ay ka muuqato dayacaad farabadan oo ku saabsan kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada. xukuumadda Somaliland waxa waajib ku ah sidii looga saari lahaa Miinooyinka ku aasan qaybo ka mid ah Gobolada Dalka Somaliland oo aan laga gurin Miinadii tan iyo intii Dalka dib loogu soo noqday, waana inay u fasaxdo Hayadaha Miino saarka si loo badbaadiyo Nafaha Dadka iyo Xoolaha aku dhaqan Deegaanadaasi
7. Xukuumadda Somaliland waa inay ka saarto shacabkii soo doortay haddii ay jirto ku xad gudubka Xorriyatul qawlka, isla markaana aanay Cabudhin ama aanay u cagajuglayn Saxaafadda Madaxa Banaan. Waxa kale oo xukuumadda laga rabaa inay ka iibiso garsoor madax banaan si loo helo Cadaalad loo siman yahay oo lagu wada qanco
8. Beelaha Habar yoonis waxay nabadgelyo kula noolaanayaan beelaha ay deriska yihiin iyo Dawlad deegaanka somalida Itoobiya, waxaanau u diyaariyeen inay iska kaashadaan Horumarinta Nabadgelyada iyo ilaalinta Deegaanka
9. Waxay Beelaha Habar yoonis ku baaqayaan in la hirgalyo dhismaha Dekedda Maydh.
10. Beelaha Habar yoonis waxay dawladda iyo Beelaha kaleba au soo jeedinayaan in la iska kaashado hirgelinta iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha sida Wadooyinka iskuxidha gobolada iyo Degmooyinka Somaliland min Ceerigaabo ilaa Hargeysa
11. Beelaha Habar yoonis waxay yeelanayaan guddi Horumarineed oo lagu doortay Shirweynaha Beelaha Habar yoonis ee Daallo, magaceedana la yidhaahdo Tallo iyo Tawfiiq, taasoo hogaamin doonta iskuna dubaridi doonta Istaraatajiyadda fog iyo ta dhawbaee danaha Beelaha Habar yoonis
12. Beelaha Habar yoonis waxay raadsanayaan xuquuqda kaga maqan Xukuumadda jirta iyagoo u maraya sifo sharci ah iyo wadahadal toosan
13. Beelaha Habar yoonis waxay Dawladda iyo dhamaan Beelaha kale ugu baaqaysaa in Gurmad Deg Deg ah loo fidyo Gobolada Awdal, Salal iyo qaybo ka mid ah Gobolka Saaxil ee ay Abaaraha aadka u baahsani ka jiraan”.
http://www.ramaasnews.com/index.php/New ... btaan.html
The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Moderator: Moderators
The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Finally the awaited grand conference comes to closure. Number 10, 8, 5, 11 and 9.
A port and development of HY lands whether in western Somaliland, Haud/Kilinka Shanaad or the eastern regions of Somaliland was much needed.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Seems like an excellent outcome. For me it has always been a dream to see all 17 h/yonis branches under one shade of tree and that has finally come true.
H/yonis has united for common purpose. Ka nax oo nafta waa.
H/yonis has united for common purpose. Ka nax oo nafta waa.
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
^18 branches. I agree alot of them are excellent outcomes, we expect the development committee chosen in Talo & Tawfiiq to start their work soon inshallah. There should be also a airstrip/airport for Maydh so whenever visitors want a visit to the area they can go there straight from their abroad or inside JSL locations. 
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
More development.

Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Saraxnow inadeer me and my buddy Somalistan will send a invitation for you in Maydh, we can play soccer in the beach you can bring along whoever from here that also likes to play soccer on the beach.


- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
say party and bbq on the Maydh beach, blue water in the background and sh. Isxaaqs tomb overlooking from the mountains. 
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
BBQ and beach parties in the afternoon is indeed excellent, it is when the sun is inbetween neither very hot or hasn't gone down. 
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Can't wait nxt summer, gonna take a dip in the blessed sea, might aswell sleep there if a family is kind enough to give some shelter, i will also plant deglet date palms and i will tell the locals how artificially pollinate them so it can bear fresh timir.
you guys will see maydh like never before in stunning 1080p HD
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
mashallah good news development more unity for the people of Somaliland equality and justice for all
Beesha habaryoonis

Beesha habaryoonis
Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Some pictures from the conference.








Re: The 13 accords of Talo and Tawfiiq conference
Siciid85 wrote:Saraxnow inadeer me and my buddy Somalistan will send a invitation for you in Maydh, we can play soccer in the beach you can bring along whoever from here that also likes to play soccer on the beach.![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1202 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 13 Replies
- 1741 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 21 Replies
- 4665 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 32 Replies
- 3230 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 640 Views
-
Last post by Tallman77
-
- 8 Replies
- 71 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 54 Replies
- 3739 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 1 Replies
- 370 Views
-
Last post by bashe19