In a conference in Mogadishu hosted by the Ugaas Guud of Sade Darood Ugas Mohamed Ugas Ugas Hashi at his residence with support from the Dhulbahante elders, the Darood elders have decided to send a united and peaceful baaq to Somaliland. Similarly they have also sent a strong support to the Jubbaland State making process underway.
Odayaasha dhaqanka Beesha Darood oo taageray Maamul usameynta Jubbland iyo baaq ay u direen beesha Isaaq+Vidoe
Waxaa dhawaan Magaalada Muqdisho Shir ku yeesha guud ahaan odayaasha dhaqanka beelaha darood ee ka qaybgalayaa shirka odayaasha dhaqanka Somaliyeed uga socda Magaalada Muqdisho.
Gogosha ay Odayaasha dhaqanka beesha Darood ay iskugu yimadeen ayaa waxaa fidiyay Ugaaska Beesha Sade waxaana laga soo saaray qodobo kala duwaan oo qoseya deeganada beesha darood ay dagto.
qaybta hoose ka daawo Shirki ay yeesheen Odayaasha Beesha Darood iyo qodobadi ka soo baxay.
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sat Jul 21, 2012 4:53 am
by The`Republic
Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo Martigaliyay Shirkii Ugu Weynee ee Odayaasha Dhaqanka Beelaha Daarood Muqdisho Ku Yeeshaan *Daawo Sawiirada*
Waxaa shlay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Lagu soo gabagabeeyay Shir Dhawaanahanba Uga Socday Isimada Beel Waynta Daarood ee kusugan magaalada Muqdisho.
Shirkaani oo ahaa mid uu martigaliyay Ugaaska guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa diirada lagu saaray qodobo muhiim ah oo ku saabsan xilliga kala guurka iyo qodobo klale oo samayn weyn ku leh dhamaan degaanada ay dagto Beelweynta Daarood.
Kulankaan oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay,siweyna uga soo qaybgaleen dhamaan isimada iyo odayaasha dhaqanka Beelaha Darood ayaa inta badan qodobadii lagawada hadlay si buuxda la isku raacay.
Qodobada Shirwaynaha Laga Soo Saaray Ayaa Waxaa Ugu miisaan Cuslaa Afar qodob Kuwaaas oo Dhamaan Madax dhaqmeedka Qoomiyada Daarood oo Gaadhayey 30 Ay Hoosta kaxariiqeen.
1) In maamulka Somaliland si buuxda uga baxo deegaanada uu ka haysta maamulka Khaatumo State.
2) In wadada ka imaanaysey Ethopia, Islamarkaana maraysa Galdogob Ilaa Garacad Aan laga duwin meesheedii.
3) In Isimada Qoomiyada Daarood isku raacday Maamulka usumaynta Gobolada Jubooyinka, Islamarkaana Loo baxsho Jubbaland kaas oo ku midaysan yihiin Qoomiyada Daarood iyo Beelaha Ladega.
4) In Qodobada Dastuurka ee lagu muran sanaa ay meel wanaagsan Howshoodii Marayso, Islamarkaana Laga qayb qaato sidii loo Dhamayn lahaa khilaafaadka jira.
Isku soo wada duuboo shirwaynahan Madax dhaqmeedka Qowmiyada Daarood ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa noqonaya Kii ugu baaxada waynaa ee Ay yeeshaan Dhawaanahan Madax dhaqmeedka beesha Daarood.
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sat Jul 21, 2012 5:01 am
by The`Republic
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sat Jul 21, 2012 5:21 am
by Khalid Ali
I dont see somali elders i see a few daarood odayaal oo kalE af qadh qadhmuun oo garan waayey waxa xamar loo geeyeey dont they got something to do like approve their dastuur.baaq ba kuwana waalaay
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sat Jul 21, 2012 5:41 am
by CaliBurco
Looooool.
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sat Jul 21, 2012 12:15 pm
by abdikarim86
Nobody gives a monkey
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sun Jul 22, 2012 4:42 pm
by original dervish
I think the issaqs should take this seriously.
the winds of change are blowing through our beloved Somali Republic
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sun Jul 22, 2012 4:55 pm
by CaliBurco
First there are no Isaaqs in 'khaatumo' but rather 'dhulbahantes' aligned to Somaliland and now, at a all jeberti clan meeting, they specifically state that Isaaqs need to leave qurjile lands.
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Sun Jul 22, 2012 5:38 pm
by original dervish
your people would be wise to heed the warning.
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Mon Jul 23, 2012 1:25 am
by Thuganomics
abdikarim86 wrote:
Nobody gives a monkey
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Wed Jul 25, 2012 11:48 am
by SahanGalbeed
Dooro nonesense , laga ma waayo nonesense kuwan
Baaq nabadeed maxay ka dhigantahay.
If you don't have the balls to apologize then shut the fu,ck up !
All the TERRIBLE things that took place in Somalia were done in the name of the Daarod { everybody knows it , except these guys I guess}
Re: Somali elders send peaceful baaq to Somaliland.
Posted: Wed Jul 25, 2012 11:50 am
by CaynabaX
The`Republic wrote:
1) In maamulka Somaliland si buuxda uga baxo deegaanada uu ka haysta maamulka Khaatumo State.