QARAN IYO QABIIL

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

QARAN IYO QABIIL

Post by DayaxJeclee »

Soomaalida haddii la yiraahdo dooro qaran ama qabiil.

Qabiil 85%

Qaran 15%

Qof qaranimo ka hadlaayo waa hal iyo dhif
qabiil ma tiri , difaac ayey wada galaayaan.

Qabiil Qaran la'aan ah waa darbi jiif.

Iska dhaafaa qabiil ee qaranka dhisa. xataa bisha soonka kaliya :lol:

Weydiin: Kaskaaga kaliya la tasho, Kee dooranlahayd?
Last edited by DayaxJeclee on Tue Jul 24, 2012 5:39 am, edited 1 time in total.
User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: QARAN IYO QABIIL

Post by Barwaaqoiyobashbash »

Bogolkii bogol waan kugu racsanahey. :up:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: QARAN IYO QABIIL

Post by DayaxJeclee »

barwaaqoiyobashbash wrote:Bogolkii bogol waan kugu racsanahey. :up:
anigana waan kugu raacsanahay.
:up:
ka waran 85% soomaalida ay tiraahdo waa kugu raacsanahay qaxooti danbe lama maqleen. dalkana waan ku dalxiisi leheen.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”