Ma lagu Ictikaafi karaa Masjid kasta?
Maadaama aan ku guda jirno Bishii barakeysneed ee Ramadaanka ayna nagu soo food leedahay tobanka u dambeysa.
Waxaan jeclaystay in aan u soo gudbiyo dadka la socda iyo kuwa aan la soconba Xaddiiskan:
لا اعتكاف إلا في المساجد الثلاثة
الراوي: حذيفة بن اليمان - خلاصة الدرجة: إسناده صحيح على شرط الشيخين - المحدث: الألباني - المصدر: السلسلة الصحيحة - الصفحة أو الرقم: 2786
Oo macnihiisu yahay:
Ma lagu Ictikaafi karo waxaan ka ahayn Saddexda Masaajid.
Waana Xaddiis sugan.
Wuxuu ku yiri al-Muxaddis al-Faqiih Sheekh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani -Eebbe ha u naxariistee- isagoo ka hadlaya Xaddiiskan kitaabkiisa la yiraahdo قيام رمضان bogga 36:
Ka dibna waxaan dul istaagay Xaddiis sugan oo iska cad oo ku gaaryeelaya (وَلا تُبَاشِرُوهُنَّ وَأَنْتُمْ عَاكِفُونَ فِي الْمَسَاجِدِ) "Masaajidda" lagu sheegay Aayaddan Saddexda Masaajid yacni al-Masjidul-Xaraam, al-Masjidu-Nabawi iyo al-Masjidul-Aqsaa, waana hadalka uu Nebigu ammaanta Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee uu ku leeyahay:
"لا اعتكاف إلا في المساجد الثلاثة"
Oo macnaheedu yahay: Ma lagu Ictikaafi karo waxaan ka ahayn Saddexda Masaajid.
Waxaa sidaas oo kale yiri oo Salafkii ka mid ahaa intaan arkey حذيفة بن اليمان, سعيد بن المسيب iyo عطاء inkastoo uusan sheegin al-Masjidul-Aqsaa.
Waxaa soo diyaariyay CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ”ina Warfaa” http://www.freewebs.com/ina-warfaa/
Ma lagu Ictikaafi karaa Masjid kasta?
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Posts: 51
- Joined: Thu Dec 31, 2009 4:15 am
- Contact:
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: Ma lagu Ictikaafi karaa Masjid kasta?
Ustaad ina warfa sheikh cusaymeen(RLaah) iyo culimo badan oo kale waxay qabaan in xadiiskaas yamaani daciif yahay, taasna waxaa muujinaaya xadiiska ibnu mascuud rc ee hoos ku qoran.
Mida labaad cusaymeen wuxuu leeyahay aayada quraanka " wa antum caakifuuna fil masaajid" waa caam general oo misaajid kasta laga wadaa oo aduunkan ku yaal ee aayada kuma koobin saddexdaas masjid kaliya , sidaas darteed masjid kasta oo aduunka ku yaal waa lagu ictikaafi karaa. WaLaahu aclam
يقول الشيخ ابن عثيمين رحمه الله في "الشرح الممتع" (6/504) :
" فكل مساجد الدنيا يُسن فيها الاعتكاف ، وليس خاصا بالمساجد الثلاث ، كما روي ذلك عن حذيفة بن اليمان رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ( لا اعتكاف إلا في المساجد الثلاثة ) فإن هذا الحديث ضعيف .
ويدل على ضعفه أن ابن مسعود رضي الله عنه وهَّنَه فقال : ( لعلهم أصابوا فأخطأت ، وذكروا فنسيت ) فأوهن هذا حكما ورواية .
أما حكما ففي قوله : ( أصابوا فأخطأت ) وأما رواية : ( فذكروا ونسيت ) والإنسان معرَّض للنسيان .
وإن صح هذا الحديث فالمراد به : لا اعتكاف تام ، أي أن المساجد الأخرى الاعتكاف فيها دون المساجد الثلاث ، كما أن الصلاة في المساجد فيها دون الصلاة في المساجد الثلاثة .
ويدل على أنه عام في كل مسجد قوله تعالى : ( وَأَنتُمْ عَاكِفُونَ فِي الْمَسَاجِدِ ) ثم كيف يكون هذا الحكم في كتاب الله للأمة من مشارق الأرض ومغاربها ثم نقول : لا يصح إلا في المساجد الثلاثة ، فهذا بعيد أن يكون حكم مذكور على سبيل العموم للأمة الإسلامية ثم نقول إن هذه العبادة لا تصح إلا في المساجد الثلاثة " انتهى .
والله أعلم .

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1476 Views
-
Last post by Maandhow
-
- 37 Replies
- 1910 Views
-
Last post by COSTA
-
- 1 Replies
- 920 Views
-
Last post by abuu_dujaana
-
- 4 Replies
- 622 Views
-
Last post by Nomand
-
- 53 Replies
- 4601 Views
-
Last post by Murax
-
- 22 Replies
- 1371 Views
-
Last post by Wild-Warrior
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by dhuudhuu
-
- 0 Replies
- 358 Views
-
Last post by kambuli
-
- 4 Replies
- 350 Views
-
Last post by biko