Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Moderator: Moderators
Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Joins Puntland, Galmudug, Khaatumo
Dowlada KMG ah oo si rasmi ah u saxiixday Aqonsiga Dowlad Goboleedka Jubbaland.
admin | Jul 30, 2012 | 0 comments
Wararki ugu danbeyay ee anu ka helnay Magalada Muqdisho ayaa waxaay tibaxayaan in Dowlda kmg ah ee Somalia ay si rasmi ah u aqonsatay Maamul goboleedka ka dhalandoona Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Shir Maagalada Muqdisho ku dhexmaray Masuuliyin ka socotay Saxiixeyaasha Jubbaland iyo Masuliyin ka socota Dowlada kmg ah ee Somalia ayaa dood dheer ka dib waxaa la isla gartay in la aqonsado Maamul Goboleedka Jubbland ee dhawaan ka soo bixi doona Shir weyne lagu qabandoono Gudaha Somalia.
Ka dib marki dhinacyadi Shirayay ay isla afgarteen Muhiimada u leyahay Maamul goboleedkaasi marka laga eego Amaanka Somalia iyo waliba Amaanka Geeska Afrika ayaa waxa Si rasmi ah u saxiixay Aqonsiga Maamulkaasi Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo ayadu u xilsaran Dowlada kmg ah Maamul goboleedyada Sharciga ah.
Madasha uu saxiixaasi ka dhacayay Waxaa gobjoog ka ahaa Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweyne Sh. Shariif R/wasaare Gaas, Shariif Xasan Sh. Adan, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Cabdisamad Macalin Maxamuud iyo Wasiiro kale oo muhiim ah dhanka Jubbaland waxaa uu fadhiyay Saxiixeyaasha Jubbaland ee kala ah Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax iyo Macalin Maxamed oo ka socda Raskambooni iyo Wafdi ay hogaaminayeen.
Ugu danbeyn waxaa lo balamay in la dardargaliyo Howlaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo laguna soo dhamaystiro Maamulkaasi ka hor 20 ka Augousto
Isku soo wada duubo Maamulka Jubbaland ee dhawaan loga dhawaaqi doono mid ka mid ah Magaaloyinka Afmadoow ama Doolow ayaa waxaa uu noqonaya Maamulki 4 raad ee Aqonsi rasmi ah ka haysta Wasaarada Arimaha gudah iyo Amniga Qaranka ee Dowlada kmg ah ee Somalia waxana ka mid ah Maamulada horay Wasaarada uga diwaangashnaa Maamulka Puntland, Maamulka Galmudug, Maamulka Khaatumo waxana hada ku soo biray Maamulka Jubbaland.
Daawo
Guji halkan
dhagayso

Last edited by Murax on Mon Jul 30, 2012 10:23 am, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Isku soo wada duubo Maamulka Jubbaland ee dhawaan loga dhawaaqi doono
We'll talk about it when it happens .
There will be no DAAROOD state in the South as the daarood are the 4th tribe in Somalia .
Afetr the Hawiye, Rahanweyn , Isaaq comes daarood
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
only in your mind are isaaq equal to hawiye and daaroodSahanGalbeed wrote:Isku soo wada duubo Maamulka Jubbaland ee dhawaan loga dhawaaqi doono![]()
We'll talk about it when it happens .
There will be no DAAROOD state in the South as the daarood are the 4th tribe in Somalia .
Afetr the Hawiye, Rahanweyn , Isaaq comes daarood
4.5 halkee kaga jirta saxib
laangaabnimadu wax sahal ah maha, ciyaar moda, it leads to repetitive small penis syndrome, ask sahangalbeed
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Ninkii midgaan la tirsada loo yaba , chi dhe urayso !! aabaha neefka ka was 
-
SOM1960
- SomaliNetizen

- Posts: 335
- Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
- Location: President Sheikh Sharif 2012
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Eaglehawk wrote:4.5 halkee kaga jirta saxib
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State

VIva Jubbaland.

Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
SahanGalbeed wrote:Isku soo wada duubo Maamulka Jubbaland ee dhawaan loga dhawaaqi doono![]()
We'll talk about it when it happens .
There will be no DAAROOD state in the South as the daarood are the 4th tribe in Somalia .
Afetr the Hawiye, Rahanweyn , Isaaq comes daarood

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
anku dad islaam ba nahay and we are fasting am not going to lower my nobel status to your peasent standard so am not going to indulge in your tit for that small ceeb syndromeSahanGalbeed wrote:Ninkii midgaan la tirsada loo yaba , chi dhe urayso !! aabaha neefka ka was
midgaan people wa dad ka sharaf badan, ka somalisan kana islaamsan, habraha adaanka xaarka ka daq, ya nurse

-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
SOM1960 wrote:Eaglehawk wrote:4.5 halkee kaga jirta saxib
![]()
![]()
![]()
whatever happened to Azania
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Dhegayso mid aan ku sheego .Eaglehawk wrote:anku dad islaam ba nahay and we are fasting am not going to lower my nobel status to your peasent standard so am not going to indulge in your tit for that small ceeb syndromeSahanGalbeed wrote:Ninkii midgaan la tirsada loo yaba , chi dhe urayso !! aabaha neefka ka was
midgaan people wa dad ka sharaf badan, ka somalisan kana islaamsan, habraha adaanka xaarka ka daq, ya nurse
Ninki rag ah go'an- ku ku hadlo ayuu mujiya .
Ku caayi maayo oo muslin baan ahay iyo caydan aad is daba raacisay , is ma laha .
Nin na ma tihid , muslinimadaad sheeganayso na kaa ma muuqato , midgaanimada ku asal ah na taariikh baa caddeynaysa oo wax anigu iska alifay ma'aha
Wax urayaad tahay e , ha ila qabsan baan ku idhi
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Jubbalandddddddddddddddd allow dhowr.
Sahangalbeed, how do u feel about darood sandwhiching somalia from the most northern part to the most southern tip. Remember when u visited jubbaland back in the days and u saw girrafes and wild animals?
Well next time u visit a darood man will ask for ur papers
Sahangalbeed, how do u feel about darood sandwhiching somalia from the most northern part to the most southern tip. Remember when u visited jubbaland back in the days and u saw girrafes and wild animals?
Well next time u visit a darood man will ask for ur papers
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
SahanGalbeed has the imagination of 4 year old 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
You know what I am talking about dooro . You all have no shame , none .Murax wrote:SahanGalbeed has the imagination of 4 year old
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Jubbaland Becomes 4th TFG Recognized State
Murax I think you meant Eaglehawk has the mind of a 3 year old
Ku caayi maayo e aabaha was,what kind of logic is that

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 83 Views
-
Last post by SOM1960
-
- 20 Replies
- 2363 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 12 Replies
- 2146 Views
-
Last post by PRinCeS_LicK
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by AfricanHunter
-
- 3 Replies
- 793 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 2 Replies
- 627 Views
-
Last post by Otherbrother
-
- 28 Replies
- 4391 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 18 Replies
- 1763 Views
-
Last post by original dervish
-
- 38 Replies
- 5946 Views
-
Last post by Kafkaesque
-
- 147 Replies
- 19634 Views
-
Last post by Gubbet