Fataawada Soonka
Waa kitaab Soonka ka hadlaya oo af soomaali ku qoran ee ciddii xiiseyneysa ha ka faa'iideysato hadduu Eebbe yiraahdo.
Kitaabkana waxaad ka akhrisan kartaa cinwaankan: http://halgan.net/halgan/wp-content/upl ... aniyah.pdf
ina Warfaa http://www.freewebs.com/ina-warfaa/
Fataawada Soonka
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Posts: 51
- Joined: Thu Dec 31, 2009 4:15 am
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1232
- Joined: Fri Oct 21, 2011 12:36 pm
- Location: Rainy Mood
Re: Fataawada Soonka
Ajar badan oon lakoobi karin Alle ha kaa siiyo for posting this, walaalo. I really needed it. 
Just one question. "Toobintu" waa maxay?

Just one question. "Toobintu" waa maxay?

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Fataawada Soonka
mahadsanidina Warfaa wrote:Fataawada Soonka
Waa kitaab Soonka ka hadlaya oo af soomaali ku qoran ee ciddii xiiseyneysa ha ka faa'iideysato hadduu Eebbe yiraahdo.
Kitaabkana waxaad ka akhrisan kartaa cinwaankan: http://halgan.net/halgan/wp-content/upl ... aniyah.pdf
ina Warfaa http://www.freewebs.com/ina-warfaa/
-
- Posts: 51
- Joined: Thu Dec 31, 2009 4:15 am
- Contact:
Re: Fataawada Soonka
"Toobintu" waa maxay?
Walaal toobin waxaa lagu yiraahdaa af ingiriisiga "cupping-horn".
Midda kale eray kasta oo af soomaali oo micnihiisa fahmi weysid waxaad ka eegtaa qaamuuskan soomaali ingiriisi cinwaankiisana hoos ku yaalla:
http://www.afmaal.com/dictionary/
adigoo ku qoraya erayga af soomaaliga meesha loogu talagalay ka dibna wuxuu ku siinayaa erayada ku habboon ee af ingiriisiga.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 429 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 9 Replies
- 842 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 2 Replies
- 1413 Views
-
Last post by DropkickMurphy