Page 1 of 1

Reformed Faqash Garners HG Endorsement

Posted: Sun Aug 05, 2012 2:41 am
by AbdiWahab252
Subaxanallah, the Faqash guy gains endorsement of Beesha Madarkicis Hiiraab :down: A sad day for the young Madarkicis soldiers who died removing the very Faqash like him.

Beesha Habar Gidir oo udooratay C.laahi Axmed Cadow ka qayb galka doorashada Madaxtinimo
SHABELLE MEDIA NETWORK AUGUST 4, 2012 COMMENTS OFF






Muqdisho(Sh. M. Network) Kadib kulan ballaaran oo maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxgarad siyaasiyiin aqoonyahanno xildhibaanno iyo odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda beesha Habar Gidir aya waxa ay ku soo bandhigeen Musharrax ay sheegeen in uu uga qayb galayo dooarshada Madaxtinimo ee dalka Soomaaliya oo dhawaan lagu wado in ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta ayaa waxaa la filayay in ay ka soo qayb galaan illaa sideed Musharrax ayaa waxaa soo xaadiray afar musharrax oo labo ka mid ah aysan ku qanacsaneen habka wax loo maamulayo.

Musharrixiinta kala ah Prof:Siciid Ciise Max’uud iyo C/qaadir Max’ed Barre ayaa waxa aysoo jeediyeen ka hor inta aan la gaarin go’aanka in la baahiyo wadatishiga si liskula meel dhigo go’aanka kama danbeysta ah ee beesha Habar Gidir.

Xildhibaan Cabdi Abshir Dhoore oo ka mid ahaa xildhibaanadii maanta ka qayb galayay kulanka ayaa ku dhawaaqay go’aanka kama danbeysta ah ee beesha Habar Gidir isagoo sheegay in go’aanku uu yahay in Musharrraxa C.laahi Axmed Cadow uu umatalo beesha ka qayb galka doorashada Madaxtinimo ee dalka waxaana sida uu hadalka udhigay uu sheegay in Musharrixiinta kale ay utanaasuleen C.laahi Axmed Cadow.

Gaba gabadii kulanka ayaa waxaa ka hadlay Musharraxa C.laahi Axmed Cadow oo kulankii maanta la sheegay in isaga loogu doortay in beesha uu umatalo ka qayb galka doorashada waxaana uu soo dhaweeyay go’aanka ay gaareen beesha Habar Gidir isagoona tilmaamay in uu ku faraxsanyahay

Re: Reformed Faqash Garners HG Endorsement

Posted: Sun Aug 05, 2012 3:55 am
by original dervish
When you understand what followed the overthrow of the former regime, you will realise why they`re supporting this former stalwart. :up:

Re: Reformed Faqash Garners HG Endorsement

Posted: Sun Aug 05, 2012 3:56 am
by Thuganomics
Stalwart has developed a new meaning :lol: :lol: :lol:

Re: Reformed Faqash Garners HG Endorsement

Posted: Sun Aug 05, 2012 4:01 am
by original dervish
an apt description....dont you think?