Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Executive »

:lol: :lol: :lol: 15 days left of his term and things are heating up

WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya oo isaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmapka

Axad, August 05, 2012 (HOL) - Kadib khilaafaad soo dhex galay madaxda Soomaalida oo maalintii labaad uu Nairobi uga socday shirkii saxiixayaasha Roadmapka, maalin kadib markii ay la kulmeen Hillary Clinton ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu ka baxay shirka.

Madaxweynaha ayaa u duulay magaalada Muqdisho, kadib markii ay fashilmeen dadaalo lagu soo celinayo oo uu waday ergayga qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustin Mahiga.

Waxaana warar hoose oo aan ka helnay shirka ay sheegayaan in khilaafku uu ka dhashay arrimaha gudiga soo xulitaanka baarlamaanka cusub iyo cida u matalaysa ururka Ahlu Sunna shirka saxiixayaasha Roadmapka.

Wararku waxay intaa ku darayaan in madaxweynuhu uu dalbaday in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka la kala diro, halka arrintaas ay ka biyo diideen qaar kamid ah xubnaha kale ee saxiixayaasha Roadmapka.

Waxaana si caadi ah uga soconaya hotelka Panari ee magaalada Nairobi, kadib markii halkaas uu isaga baxay madaxweynaha shirkii ay lahaayeen madaxda Soomaalidu.

Saxiixayaasha kale ayaa ku adkaystay in shirku sidiisii uu sii socdo kadib markii uu halkaas isaga baxay madaxweynahu.

Waxaana arrintan ay ku soo beegantay maalin kadib markii uu buuq ku dhawaaday gacan ka hadal uu ku dhex maray goobtii ay Hillary Clinton kula kulmaysay madaxda Soomaalida, labo masuul oo kala matalaysay ururka Ahlu Sunna, isla markaana isku qabsaday kursigii loo qoondeeyay ururkaas.

Axmed C/samad, Hiiraan Online
asamad@hiiraan.com
Nairobi , Kenya
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by DayaxJeclee »

some body post same articule 5 minute ago
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zingii »

SareedoXareedo wrote:some body post same articule 5 minute ago
viewtopic.php?f=250&t=310916
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by DayaxJeclee »

zingii wrote:
SareedoXareedo wrote:some body post same articule 5 minute ago
viewtopic.php?f=250&t=310916

waa adiga :lol: :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zingii »

Aaheey. 8-)

orodoo fikir ka dhiibo. :up:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Hyperactive »

ee so ghabiya, maha la isku khilaafay? i mean sheikh maha ka areeyey?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Executive »

My bad didnt see that topic, waad mahadsantahiin
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by DayaxJeclee »

zingii wrote:Aaheey. 8-)

orodoo fikir ka dhiibo. :up:
calooshaa aab igu xanoonto markaa aqrinaayey, dadka gaalo qacanta u galinaayo. bal intay isku imaadaan ma iyagu hishiiyaan.

maxaa gaalo sharciga dalka gacanta u galiyey.

gaal waa u sujuudaayaan , ayagana way is dilaayaan.


waan ka baxay. garatay 8-)
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zingii »

hyperactive wrote:ee so ghabiya, maha la isku khilaafay? i mean sheikh maha ka areeyey?
its mentioned in here.

viewtopic.php?f=250&t=310916
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Hyperactive »

war never mind. meel kale aqri o tago mahayo.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zingii »

SareedoXareedo wrote:
zingii wrote:Aaheey. 8-)

orodoo fikir ka dhiibo. :up:
calooshaa aab igu xanoonto markaa aqrinaayey, dadka gaalo qacanta u galinaayo. bal intay isku imaadaan ma iyagu hishiiyaan.

maxaa gaalo sharciga dalka gacanta u galiyey.

gaal waa u sujuudaayaan , ayagana way is dilaayaan.


waan ka baxay. garatay 8-)
Kuma fahmin ee hoostan guji oo fikirkaaga
dib iigu soo qor si aan u fahmo. :lol:

Guji hoos :lol:
viewtopic.php?f=250&t=310916
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zingii »

hyperactive wrote:war never mind. meel kale aqri o tago mahayo.
If you change ur mind.

sheekada oo faahfaahsan

guji halkaan >>>> viewtopic.php?f=250&t=310916
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Nomand »

he knew he had to go and never come back when the TFG term ended so what made him so upset to make him leave is it that his assets were frozen due to corruption and he was told he will face legal charges?
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by Alchemist »

Nomand wrote:he knew he had to go and never come back when the TFG term ended so what made him so upset to make him leave is it that his assets were frozen due to corruption and he was told he will face legal charges?

Naah, there was no banana being served along with the baris. :down:
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Sheikh Sharif walks out of Roadmap meeting

Post by zidane88 »

He will become opposition and start war against any government that is established. back to square one. :(
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”