JAADKA OO MARKII UGU HORRAYSAY SHIRKI BAARLAMAANKA DEEGAANKA LAGU SOO QAADAY IN CANSHUUR BADAN LAGU SOO ROGO
Waxaad mooddaa in markii ugu horraysay la garwaaqsaday khatarta uu jaadku ku hayo bulshada deegaanka iyo waliba nacfi la’aantiisa, waxaa shirkii baarlamaanka deegaanka si rasmi ah loogaga dooday in canshuur lagu kordhiyo jaadka si deegaanku sare ugu qaado canshuurta sanad walba la ururiyo.
Arrintan ayaa ka danbaysay kadib markii dawladda dhexe ay canshuur kusoo rogtay jaadka dalkeeda gudihiisa lagu isticmaalo taasoo dhiirigalisay madaxda deegaankuna inay soo jeediyaan in saddexda bilyan ee dawladda federaalku deegaanka siiso canshuur ahaan loo soo aruuriyo taana lasamayn karo, waxay wararku intaas ku darayaan in deegaannada kale ee canshuuraha ugu badan ururiyo ay cabasho federaalka u gudbiyeen in deegaanno uu ka mid yahay deegaanka soomaalidu badget aysan soo saarin la siiyo sannad walba, waxaase aan tixgelin la siinin marka laga hadlayo deegaanka soomaaalida canshuuraha federaalku ka ururiyaan xuduudaha jibriyada ku yaalla sida JIGJIGA, DOOLOOW, DAWANLE, MOOYAALE, GODEEY, WARDHEER, iyo kuwo kale oo badan.
Jaadka ayaa ku haya bulshada soomaalida burbur dhaqaale ,dhaqan, maamul, waxaana cad inaysan dawladnimo kaba suuroobaynin inta masuuliinta dawladdu jaadka dul fadhiyaan .
Dhibaatada dakhli ururin la,aanta ayaana diiradda la saarin aafada ugu way nee haysata oo ah inaysan nooba abuurrayn hay;addii dakhliga ururin lahayd oo jeebkeed oyo gacmahooda aad isugu dhaw yihiin wax la xisaabtamaana jirin.
Nagala soco faallo.com
Tolow suhura iyo xaawo faruur maxay samayndonaan.
Jaadi oo canshuur lagusoo rogay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 216 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 0 Replies
- 358 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 242 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 670 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 13 Replies
- 880 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 1 Replies
- 418 Views
-
Last post by Berke
-
- 1 Replies
- 321 Views
-
Last post by Guul13