Sareedo, tinaarkii
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Posts: 135
- Joined: Mon Jun 25, 2012 8:50 pm
Sareedo, tinaarkii
Sareedo, tinaarkii ma heshay?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sareedo, tinaarkii
FarahWithFlare wrote:Sareedo, tinaarkii ma heshay?
waan helay, kuwo oo tunisi aan ah aa u tusan , koodaa laakiin waa weyn yahay, gacantaab igu gubatay. iyagaa ii sameenooyaan koo yariis ah.
soon see waaye adiga, ma ku qabtay mise waa ka badisay

-
- Posts: 135
- Joined: Mon Jun 25, 2012 8:50 pm
Re: Sareedo, tinaarkii
Soon maba i qabto sareedo. Saacado badana waan soonaa inta, 14-15 hours meelahaas. Soonka waddamadaan maba adko, qaboow aa lagu dhex jiraa yaaba kuleel arkaayo?
Gacanta ka gubatay sidee ka tahay hadda? Muufadaada maraan cuni doonaa inshallah oo aan London imaado if I ever do.
PS: Adigaana xagga soonka? Maku qabtaa? Casiirkaa aad u cabtaa u malaynaa, that is why hadduu kugu adag yahay soonka.
Gacanta ka gubatay sidee ka tahay hadda? Muufadaada maraan cuni doonaa inshallah oo aan London imaado if I ever do.
PS: Adigaana xagga soonka? Maku qabtaa? Casiirkaa aad u cabtaa u malaynaa, that is why hadduu kugu adag yahay soonka.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sareedo, tinaarkii
adi wa nasiib badan tahay, jiko kuleel aan kun jiraa, gaajo aa idishay.
yaqaay soo dhawoow muufo waa lagaa dharjinaa
yaqaay soo dhawoow muufo waa lagaa dharjinaa
-
- Posts: 135
- Joined: Mon Jun 25, 2012 8:50 pm
Re: Sareedo, tinaarkii
Jikada dhibkeeda ma yaro. Cunto diyaar aan cunaa aniga. Weli ma afurteen meeshiina? Waa iga qoslin doontaa haddaa dhahdid jikadaan wax kaaga soo qoraayaa 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sareedo, tinaarkii
FarahWithFlare wrote:Jikada dhibkeeda ma yaro. Cunto diyaar aan cunaa aniga. Weli ma afurteen meeshiina? Waa iga qoslin doontaa haddaa dhahdid jikadaan wax kaaga soo qoraayaa
walaahi jikada aa ka soo qorooyaa

-
- Posts: 135
- Joined: Mon Jun 25, 2012 8:50 pm
Re: Sareedo, tinaarkii
SareedoXareedo wrote:FarahWithFlare wrote:Jikada dhibkeeda ma yaro. Cunto diyaar aan cunaa aniga. Weli ma afurteen meeshiina? Waa iga qoslin doontaa haddaa dhahdid jikadaan wax kaaga soo qoraayaa
walaahi jikada aa ka soo qorooyaa![]()
, sanbuuskii aa bilaabay, wax yar aa ka haray afurki. adigana? horta intee joogtaa?
hahahahahaaaa, saliidda sanbuuska lee ha isku gubin intaa ku tuur ee farah wax u qor is dhahdid. Xaafadiina dad badan maa ka afuro? Qaxooti aruuris? Ma dhawo afurkeena, saacado badan aa ka haray. Lix saac melahaas aa ka hartay.
Meeshaan joogo waa meel alla. Kuuma sheegaayi camal LOL.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sareedo, tinaarkii
Dad badan aa is la afuurnaa.
is qarinee , lee waayahay, mar lee ka soo fakanee.
lamagoodle waa ka fekatay, adiga tookadaada lee la sugaa
is qarinee , lee waayahay, mar lee ka soo fakanee.

-
- Posts: 135
- Joined: Mon Jun 25, 2012 8:50 pm
Re: Sareedo, tinaarkii
SareedoXareedo wrote:Dad badan aa is la afuurnaa.
is qarinee , lee waayahay, mar lee ka soo fakanee.![]()
lamagoodle waa ka fekatay, adiga tookadaada lee la sugaa
Lamagoodle waa ka fakatay maxaa ka wadaa abaayo? Lamagoodlaha inta wax kusoo qoraa? Anigaa kuu sheegi doono meeshaan joogo maalin

Afur wanaagsan, London has 8:43pm, Afur wanaagsan abaayo.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Sareedo, tinaarkii
FarahWithFlare wrote:SareedoXareedo wrote:Dad badan aa is la afuurnaa.
is qarinee , lee waayahay, mar lee ka soo fakanee.![]()
lamagoodle waa ka fekatay, adiga tookadaada lee la sugaa
Lamagoodle waa ka fakatay maxaa ka wadaa abaayo? Lamagoodlaha inta wax kusoo qoraa? Anigaa kuu sheegi doono meeshaan joogo maalinMar lay iga soo fakan doontaa sidaa dhahday.
Afur wanaagsan, London has 8:43pm, Afur wanaagsan abaayo.
afuur wanaagsan gacalka
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 72 Replies
- 2930 Views
-
Last post by Daff
-
- 7 Replies
- 543 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 19 Replies
- 1757 Views
-
Last post by DayaxJeclee