While pro-Azania criticizes, Ahmed Madoobe ups Sade mtgs

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

While pro-Azania criticizes, Ahmed Madoobe ups Sade mtgs

Post by The`Republic »

Ahmed Madoobe is the head of Ras Kamboni, the only armed Absame faction in Somalia. Couple days ago this picture came out with the commander of the Armed Forces Gen Diini (Marehan/rer Dini) meeting with the two leaders of the main fighters in Lower Jubba region, Ahmed Madoobe of Ras Kamboni (Ogaden/Mohamed Suber) and Gen Dhuumaal of the TFG forces (Marehan/rer Ahmed):

Image

Pro-Azania camp heavily criticized the meeting saying Ahmed Madoobe has decided to legitimize Absame division and it is inappropriate for him to meet with the Marehan and send an image out of joint interest:
Kulanka Sh axmed Madoobe la qaatay Gen Diini iyo Dhuumaal oo la dhaliilayo

Sida warbaahinta qaar lagu arkayay waxuu dhawaan Sh axmed Madoobe Nairobi kula kulmay Gen Diini taliyaha CXDS iyo Dhuumaal. Warar hoose ayaa sheegaya in labada nin u muuqatay in ay xoojinayaan A. Madoobe khilaafka kala dhaxeeyo Madxweynaha Azaaniya oo ay ehelka yihiin. Inkastoon soo bandhigi karin dhamaan waxyaabihii la is dhaafsaday oo aan saxaafada ku habooneeyn ayaa hadana na soo gaaraya fariimo beelo badan ka imanaya oo lagu sheegayo in aanay habooneeyn in Axmed Madoobe la kulmo rag maamul goboleedka deegaanka u dhashay ee Azaaniya diidan.

......

http://jubbalandnews.com/?p=8236
Then Ahmed Madoobe has increased contact with Sade in order to send a joint interest in unity and common aspirations concerning the Jubbaland State project. This supports what has been which is the relavant partners are in agreement on the issue:
Qaarkamid ah Odayaasha iyo Siyaasiyiin Beesha Sade Mareexaan oo lakulmay Gudoomiyaha Ururka Ras Kambooni, Sh Ahmed M Islaam. Daawo Sawirada

Shir kaaso looga wadahadlayay sidii xalwaara loogu heli lahaa goboladaas ee 20tankii sano ugu danbeyay dhibaatada ba an ay kataagneyd. waxaana leysla soo qaaday marxaladaha uu marayo gobolada jubooyinka iyo gado, iyo baahida looqabo in maamul cadadalada ah loo helo.

Sheekh Ahmed Madoobe ayaa uga warbixiyay Odeyaasha howlaha dib u xoreynta ee ka socda gudaha dalka iyo in ay gobaladaasi haatan waxii ka dambeeya u gudbi doonaan nidaam iyo kala dambeyn loona baahan yahay in halmeel looga soo wada jeedsado cidkasta oo caqabad ku ah dhismaha Daowlad Goboleedka iyo xoreynta Dalka.

Odeyaasha ayaa dhankooda aad u soo dhaweeyay warbixinta Sheekh Ahmed , waxayna sheegeen in ay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin Maamulka Cusub ee lagu guda jiro .

Kulankani ayaa ku soo Dhamaaday is afgarad , iyadoo Odayaasha ay hoosta ka xariiqeen in la dardar geliyo qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo isla markaasina lasii xoojiyo gowlgalada dib u xoreynta gobolada jubooyinka iyo Ugudanbeyn kulanadii iyo shirarkii Magalada Nairobi dhexmaray Masuliyintaan ururka Raskaambooni iyo waxgaradka iyo qabaa,ilada kasoo jeeda Gobolada Jubboyinka iyo Gedo aya lasoo gabagabeeyay, ilaayo hada beelaha ay wada kumeen Gudoomiyaha waxay gaarayaan13beelood.Waxaa jiray wax yaalo badan oo aan saxaafada loo bandhigin waxaa noosuuro gashay waxyaalaha ugu muhiimsanaa ka wareysatay dailyjuba.com dad xog ogal ah kuna sugan Nairobi oo rabin in magac yadooda lasheegin.

Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: While pro-Azania criticizes, Ahmed Madoobe ups Sade mtgs

Post by AbdiWahab252 »

Aden Gabyow Part Deux !
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: While pro-Azania criticizes, Ahmed Madoobe ups Sade mtgs

Post by Advo »

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”