Ameer Sh.Sharif begged amisom to arrest Cheese
Posted: Fri Aug 10, 2012 1:50 pm
Farmajo ayaa waxaa caawa maqribkii guri uu ka deganaa xaafadda KM4 ee magaalada Muqdisho kala baxay Ciidamo katirsan AMISOM.
Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraaya ayaa soo sheegaaya in Farmaajo in ay gurigiisa ugu tageen saraakiil katirsan AMISOM, kadibna ay ku amreen in uu u raaco xarunta Xalane.
Xarunta Xalane oo ah tan ugu weyn AMISOM ayaa waxaa iminka ka socda kulan u dhexeeya saraakiisha AMISOM iyo Farmaajo, waxaana looga hadlaayaa amniga guud ee magaalada.
Ilo xog ogaal ah oo xarunta kusugan ayaa inoo xaqiijiyey in saraakiisha AMISOM ay Farmaajo u sheegeen in uu khal khal geliyey amniga Muqdisho, sidaasi darteedna loo baahan yahay in uu joojiyo banaanbaxyada lagu taageeraayo.
Wararka ayaa soo sheegaaya in Farmaajo uu amni xumada magaalada ka jirta ku eedeeyey madaxda kale ee Dowlada gaar ahaana Madaxweyne Shariif.
Dad ka agdhow Farmaajo oo aan iminka la xiriirnay ayaa inoo sheegay in musharax Farmaajo uu kulanka kadib kusoo laaban doono gurigiisa ay caawa ka xaysteen Ciidamada AMISOM.
Isla wararka ayaa sheegaaya in saraakiisha AMISOM ay Farmaajo u sheegeen in uu kasoo dacwooday Madaxweyne Shariif oo xitaa wararka qaar ay sheegaayaan in uu amray in la xiro Farmaajo.
Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo waa musharaxa ugu taageerada badan musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.
Killing and threatening each other with Xabsi are just parts of Somali Wild Elections
Heck, even if one of the candidates is assassinated, it will be part of the Koonfurian Wild Elections.
Anyways Sh.Sharif made a valid Point. Mr.Cheese put the amni in high risk, terrorists could commit suicideattack in the mid of chaos.