Page 1 of 1

Ka dabategidda Ducada Leylatul-Qadriga!

Posted: Fri Aug 10, 2012 5:48 pm
by ina Warfaa
Ka dabategidda Ducada Leylatul-Qadriga!

Al-Callaama al-Muxaddis Sheekh Albaani -Eebbe ha u naxariistee- wuxuu ku yiri as-Silsila as-Saxiixa Xaddiiska nambarkiisu yahay (3337):

اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عني

Wuxuu Sheekh Albaani ka yiri:

(Baraarujin): Waxaa ku taalla Kitaabka Sunnan at-Tirmidi eray dheeraad ah oo ah: "kariimun" كريم"! Mana ku taalla daabacadooyinka qaarkood sidaas darteed baaritaan dheer ka dib waxaa ii soo baxday inay tahay qalad xagga madbacadda ah oo uusan eraygaasi dheeraadka ahi sugnayn ee sidaas ha lagu baraarugo.

http://www.freewebs.com/ina-warfaa/

Re: Ka dabategidda Ducada Leylatul-Qadriga!

Posted: Mon Jul 08, 2013 3:46 am
by Maandhow
jazaakalaahu khairan fahmadaada Allah kuusii siyaadiyo Cilmigaagana Allah kuu barakeeyo aaamiin.
ducadaasna waaba duco muhiim oo munaabsab ah. keep up the good work :up: