[[/youtube]
Watch the video hilarious
Gudoomiyaha Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wuxuu si kulul uu ugu hanjabay mid ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gacantiisa ku soo hulay Xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood, ayaa wuxuu soo gudbiyay niman aan ka soo bixin Sharuudihii laga rabay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka, oo ahaa in ugu yaraan Xildhibaanku uu heysto Shahaadada Dugsiga Sare.
Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Xoosh Jabriil, ayaa wuxuu Shariif Xasan uu u sheegay in ragga uu keenay qaarkood aysan ka bixin Dugsiga Sare, heysana Shahaadada Dugsiga Sare oo laga rabo. Balse Shariif Xasan ayaa wuxuu sheegay in Shahaadada lagu iibiyo suuqa, ayna joogaan lacag oo kaliya, sidaasi daraadeed uu Xildhibaanada Shahaadooyinka uga soo iibin doono Suuqa, isla-markaana aanu diidi karin Wasiirka Shahaadooyinka loo-keensado.
Shariif Xasan si kulul uu ugu hanjabay Mr Xoosh Video
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 9 Replies
- 1143 Views
-
Last post by smartyt
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 772 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 2 Replies
- 583 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 491 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 28 Replies
- 2547 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 10 Replies
- 998 Views
-
Last post by CoolPoisons
