Page 1 of 1
beesha ogaden who do they
Posted: Wed Aug 15, 2012 12:19 am
by Khalid Ali
Support in the next selections of somalia beesha has 12 mps who do they favor
Since beesha doesnt have a candidate correct me if i am mistaken walalayaal
Who serves the interest of beesha ogaden in somalia since beesha is also politically involved in somalia
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Wed Aug 15, 2012 5:38 am
by daiman
do not give the clan of the person. Ogadens do not operate that way. They support different candidates. They are not like me me me....most of the Ogadeni intellectuals are pro-somali wyen, leftist...like the kind of EliteSomali here

Re: beesha ogaden who do they
Posted: Wed Aug 15, 2012 10:52 pm
by Khalid Ali
nayaaa daiman naa bal waran
wax Somalinimo la yidha meesha kama socottee eeh yaad tageereysa yaa beeshina hormarin kara waxyaalahay u bahanyihin
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Thu Aug 16, 2012 3:25 pm
by ina aadan
Kaagan idoor ka xishoo gabadha oo haku odhan erayada aan lagu odhan
Suashadi hore hadaan uso laabtana, Absame waxay u kala bexeen 3 qaybood sidasayna u kala codayn sijaan.
1. Asaaniya iyo xulufadeed Cabdiwali gaas.
2. Raaskamboni iyo xulufadeed Shariifka.
3. Qaybtanina waa inta aaminsan somaliya waa laso celinkara waxayna tagerayaan Farmaajo.
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Thu Aug 16, 2012 8:50 pm
by Khalid Ali
Inaa aadaan war bal waran awoow beryahaan kumaan arkin halkeed ka dhacday ma dhagaxbuur baad tagtay
Inanta na iyo naayaada war waxaasi wa iska caadi afka aniga iga bartay waxba kama wado miyanaad idoorka dhaqankooda aqoon ina aadan wa ku sidee. Naayada iyo waryaada iyo buuqa balaa xofteeynta inta ba wa iska oke wa hadalo iidoor, Gabdhaha Ogaden sida aan kuwa aan dhalay baan u dhowra ma fahantay
Inta ka sakow maxaad tidhi reer asaania faroley isku xulufo yihin marka imisa tageereyaa abdi weli
inta Somalinimo rabta na wa faarmaajo waan gartay
Sh sharif na xita coddod ma ma ka helaya beesha absame waba arin igu cusub awal waxan islaha sharifka iyo beeshu iskumay wanaagsanayn.
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Fri Aug 17, 2012 2:58 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
ina aadan wrote:Kaagan idoor ka xishoo gabadha oo haku odhan erayada aan lagu odhan
Suashadi hore hadaan uso laabtana, Absame waxay u kala bexeen 3 qaybood sidasayna u kala codayn sijaan.
1. Asaaniya iyo xulufadeed Cabdiwali gaas.
2. Raaskamboni iyo xulufadeed Shariifka.
3. Qaybtanina waa inta aaminsan somaliya waa laso celinkara waxayna tagerayaan Farmaajo.
Ala hoognay! waa maxay sidan

Re: beesha ogaden who do they
Posted: Fri Aug 24, 2012 8:33 am
by ina aadan
Dhool bari Kaasoo baxay lamodyeey maxaad la yaabtay inabti, anigu sidaan u arko umbaan shegay e maana shegin aniga sida aan qabo.
Suldaan waa khayr iyo cafimaad xagayaga.
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Fri Aug 24, 2012 8:50 am
by daiman
beesha Ogadeen oo hal meela u jeesatey xornimo weyn bey gaadhi lahaayeen. somaliweyn iyo balaan ka badashaqeynaa sowmaha. waa beesha kaliya oo wax ku doorata aragtideeda shaqsiga ah instead of tan qabiil. arkimeysid ogadeen odhanaya dee kii hebel ahaa iyo kii ina hebel ahaa baa halkaa u safan ee an u votno. waxey ku odhanayaan ''ee kaa saa somali u wanaagsan iyo kaasaa somali ah'.
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Fri Aug 24, 2012 8:56 am
by ina aadan
Daiman. Beeshu waxay u baahantahay dib u habayn in lagu sameeyo.
Lakin haddaynu ugu dhawnahay maslaxaden inaan gadhno, ama bur-burkeeni ugu darra.
Insha allah khayr bay ku dhamaan.
Re: beesha ogaden who do they
Posted: Fri Aug 24, 2012 9:01 am
by daiman
ina aadan, walalo. we need horta more Ogadenis in the diaspora. aniga hada waxaa ii qorsha ah inaan keenaa ilaa sodoba qoys oo reer Ogadenia ah. deetana aan halkaa ka wadno dhismaha dhulka ogadenia. reer NFD are doing weel, alhamdulilaah.