Page 1 of 1

Perfect Order

Posted: Fri Aug 17, 2012 12:05 pm
by SahanGalbeed
Salama alekum .
War waxaan ku idhi , arrintiini meel xun bay maraysa , marka you need help in my opinion .
Anigu nin soomali oo sidaada oo kale baan ahay , sow hadda maad garan ?
Meeshan dhibaatada ka dhacday waxa weeyan , cidaan wada "lunatics" ah baa halkan idinka ka matala {mareexan} oon cidii hogaan u hayn , oo is wada dhex yaacaya .
Marka wax yeelo aan la isku eegin baa jira , hadda waa marka aad nin Somali oo dhab ah tahay , ma' ogtahay ?
Aniga oo sahan -galbeed ah , waxaan soo gala arrintii meel laga soo qabto loo waayo , sow hadda i maad fahmin ? :lol:
Waxaynu yeelayna , horta si gaar ah baynu labadeenu ummaaddas halkan soo gasha horteed , ku tashanayna sideynu u xalin lahayn arrintan .
Hablihii sharafta laha e nabeela iyo gedo-gurl iyo naciima ka mid ahaayeen , baa Somalinet ceeb daradeed uga baxay .
Waxaasi waa UNACCEPTABLE !
Marka horta waxaad igu soo war celisa , ma tahay diyaar mise ma' tihid ?
Anigu meeshan taaganahay ba , cidna lagu tuman maayo 8-)

Re: Perfect Order

Posted: Fri Aug 17, 2012 12:14 pm
by SahanGalbeed
Strategy aynu dhigano waa dhowr , ya ?
Ama we pick targets together oo dhinac walba ayaynu u ridayna
Ama , anigu wixii isaaq ah e mareexanka ku fogaada ayaan la hadlaya , adigu na sidaa si le'eg baa halkiina ka wadaysa
Ama wad iga bixi karta oo intaad i fasaxdo , gebigooda ba , aniga wada kharajinaya
bal igu soo war celi :lol: