The real list will come out SaturdayMuqdisho [RBC] Kaddib markii xaley lagu arkay Internet-yada liis ay ku qoran yihiin magacyada ilaa 202 xubnood oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub, ayaa waxa arrintaas ka hadlay Guddiga Farsamada.
Guddoomiyaha gudigaas ayaa sheegtay in liiskaas aysan iyaga soo saarin, laakin liiska rasmiga ee ay ku qoran yihiin qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka uu soo bixin doono maanta oo ah Sabti.
Liiskan waxa ka dhexmuuqda shaqsiyaad xubno horey uga tirsanaa baarlamaankii hore, musharixiinta hadda u taagan xilka madaxweynaha , waxana ka mid ah ra’iisal wasaare Cabdi wali Cali Gaas, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwa kale oo ay xulafo yihiin.
liiska la soo galiyay internet-ka waxa ay Gudiga farsamada lee yihiin ma ahan kii saxa ahaa, waxana uu si rasmi loo shaacin doonaa maanta oo Isniin ah.
Si kastaba liiskan oo ay ka maqan yihiin dad horey looga bartay dowladda, ayaa ku soo aaday saacada uun markii madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Danjire Mahiga ayaa sheegayn in gudiga farsamada ay xaq u lahayn in dad gooni ah ay ka joojiyaan baarlamaanka cusub.
Liiskan sidoo kale waxa ka maqan qoondadii ay ku lahayd dumarka ee ahaa 30%
List of MP's that was released was fake
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
List of MP's that was released was fake
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 50 Replies
- 6166 Views
-
Last post by Melekh
-
- 5 Replies
- 618 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 7 Replies
- 684 Views
-
Last post by same
-
- 17 Replies
- 1923 Views
-
Last post by Madelina
-
- 2 Replies
- 1413 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 2 Replies
- 1179 Views
-
Last post by Camel_herder
-
- 3 Replies
- 859 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 4 Replies
- 1401 Views
-
Last post by *lady_ice_4u2nv*
-
- 2 Replies
- 971 Views
-
Last post by R.I.P Kiyan