Beesha Yusuf Fiqi Cali ( Reer Maxamed Carab) oo warsaxaafadeed ka soo saaartay cabasho ku saabsan sidii loo maamulay waxqaybsigii xubnaha baarlamaanka ee Beesha Tanade Daarood:Kadib kulan ay yeesheen (Teleconference) nabaddoonada, waxgaradka , aqoonyahanada beesha Yuusuf Fiqi Cali ee ku nool dalka iyo qurbahaba Waxay soo saareen qodobada hoos ku xusan:
1. Waxaan cambaareyneynaa sida cadaalada ka fog ee ay ismida beeshu u qaybiyeen xubnihii baarlamaanka ee Beesha Tanade Daarood.
2. Waxaa cadeyneynaa in Reer Maxamed carab oo seddex goor oo xubno baarlamaan la qaybsaday aan wax laga siin, tanina ay tahay tii afraad.
3. Waxaa xaqdarro ah in qofkii shalay qaatay inuu maantana qaato
4. Si cadaaladu u shaqeyso miyaanay ka haboonen in maalinba reer la siiyo
5. Waxaan markhaati madoonto ah in aqoonyahanada beeshu ay maalin walba u taagan yihiin wax u qabadka Beesha Tanade markii ay wax qaybsi noqotana ayna tolka ku jirin
6. Waxaan cadeyneynaa in sida baarlamaanka loo qaybiyey iney tolka aad u kala fogeysey
7. Waxaan kaloo cadeyneynaa iney tani keeni doonto in beelaha Tanade ay mid waliba isimkeeda sameysato mar haddii isimkii tolku caado ka dhigtay cadaalad darro joogto ah.
Waxaa go’aanadan soo saaray ragga magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
1 Nabadoon Axmednuur Sheekh Xasan
2 Col Abdikarim Sheekh Xasan
3 Dr. Cabdisalaam Sheekh xasan
4 Eng. Omar Cabdinur Nuux
5 Eng. Mohamed Axmed Ciiro6 Abshir Sh Xasan
7 Bashir Sheekh xasan
8 Maxamuud Sh xasan9 Jaamac Cabdinur Nuux
10 Xasan CabdiKariim Sheekh Xasan11 Axmed Cabdinur Muuse
12 Aadan Cabdi Cumar
13 Mahad Cabdikariim
14 Jaamac Cabdi Cumar
15 Cabdishakuur Yaasiin Sh Xasan
Related Links
· More about Wararka (News)
· News by USA
--------------------------------------------------------------------------------
Most read story about Wararka (News):
Gedoweb oo heshay xogta dhabta ah ee dagaalkii ka dhacay Burgaduud
Article Rating
Average Score: 0
Votes: 0
Please take a second and vote for this article:
Options
Printer Friendly
Some Leelkase sub-clans conflict with naming their MP's.
Moderator: Moderators
Some Leelkase sub-clans conflict with naming their MP's.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 56 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 8 Replies
- 1027 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 4 Replies
- 743 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 1723 Views
-
Last post by Waachis
-
- 30 Replies
- 28254 Views
-
Last post by bham's_beauty
-
- 12 Replies
- 2101 Views
-
Last post by Westernized Xalimo
-
- 73 Replies
- 46662 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 11 Replies
- 41300 Views
-
Last post by jecelowj
-
- 18 Replies
- 19011 Views
-
Last post by salafi_student