Gaas MP's Lined Up Infront Of Farmaajo's Residency.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Gaas MP's Lined Up Infront Of Farmaajo's Residency.

Post by zingii »

Xildhibaanadii uu C/weli Gaas keensaday oo hor tuban guriga Farmaajo
Published On Friday, August 24, 2012 By Doha Shabelle Media. Under: Wararkii ugu Danbeeyay.

Xildhibaan Xassan Xaaji ayaa sheegay in hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay musharax Maxéd Cabdullaahi (Farmaajo) inuu noqday halka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho, isagoo xusay in xildhibaanada baarlamaanka ay maalin walba ay soo buux dhaafiyaan guriga Farmaajo, ayna u muujinayaa kalsoonidooda ku aadan in ay codadkooda siinayaan marka la gaaro tartanka doorashada.

“Xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed oo ay ugu horreeyaan Daarood & Hawiye waxey soo buux dhaafiyaan hoyga uu Farmaajo degan yahay, marka aad isku fiiriso Cabdiweli oo isku gadaamay 20 xildhibaan oo beeshiisa ah & Farmaajo oo aad ka dhex arkeyso Soomaali oo dhan waxaad dareemeysaa inuu jirto farqi weyn oo u dhexeeya labadda nin`ayuu yiri Xassan Xaaji, wuxuuna intaa ku daray in Cabdiweli uu galay xero qabiil, halka Farmaajo na uu sheegay inuu ku jiro xeyndaab Qaran`

Sidoo kale Xildhibaan Xassan Xaaji wuxuu sheegay in Farmaajo lagu xusuusto 6-dii billood ee uu dhidibada u aasay maamul wanaag & hanaan dowladeed oo qof waliba lagula xisaabtamayo wax qabadkiisa.

Farmaajo wixii uu qabtay ilaa hadda waa wax Soomaali oo idil ay si practically ah u aragtay, waxaana xaqiiqo ah in xildhibaanadu u codeyn doonaan xaqa`ayuu yiri Xassan Xaaji.

Doha Shabelle, Muqdisho.

http://www.dooxadashabeelle.com/xildhib ... -farmaajo/
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gaas MP's Lined Up Infront Of Farmaajo's Residency.

Post by zingii »

Thing's aint looking good for GAAS. :eat:
Hommie might as well be in cue for FARMAAJO.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Gaas MP's Lined Up Infront Of Farmaajo's Residency.

Post by Substance »

Very intresting. :stylin:
User avatar
TeAmo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3100
Joined: Sun May 20, 2012 2:29 pm
Location: STOMP STOMP STOMP was the noise the fat little troll made.

Re: Gaas MP's Lined Up Infront Of Farmaajo's Residency.

Post by TeAmo »

Cheese ain't winning no elections best believe, I said it here first.

If he wins he earns my big respect coz that means not only did he win the hearts of Somalis and not only is he educated and has big plans but he can also play smart and sly when needed and shows he knows far more of Somali politics than people thought. Which is everything we need in a president someone who is nationalist, smart, educated, and can win people over but at the same time play dirty when needed. :up:

If he wins Sharif and Gaas will feel stupid.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”