haye oo soonka maxaa laga faaideystay?
Posted: Sat Aug 25, 2012 3:19 pm
akhyaarta wanaagsan, waxaan idiin rajaynaya kheyraad, ladnaan iyo hufnaan. ciid wanaagsan, Ilaah hanooga aqbalo dhamaanteen. suaashayda todobaadkaani waa, bisha ramadaan oo gebagabadiisa nasoo dhaaftay, maxaad ugu wacad marteen ama aad ugu balanqaadeen? sida nasuusta ama sunnada noo cadeysay, qofka aan ramadaanka kadib lagu arkin wax isbedel ah waa qof intabadan soonkiisa la aqbali diiday. Bal nooga warama waxyaabaha aad isku dayday inaad bedeshaan ama badisaan etc. akhbaartiina waa mudantahay.