Juxxa oo Khudba Jimca Akhri layiri

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Juxxa oo Khudba Jimca Akhri layiri

Post by IRONm@N »

Everybody properly remember one or two jokes about legendary Juxxa, let me share with you a funny one!

Juxxa ayaa maalin waxaa layiri, kaalay akhri khutba jimca, maxaa yeelay wadaadkii ayaa jiraday. Juxxa lakiin wuxuu ka hadlo ma garaneyn, maa daama uusan aheyn wadaad, lakiin wuxuu ahaa nin kaarta badan.
Marka waqtigii jimcada markii la gaaray, ayuu mimbarka fuulay, markaasuu dadkii wuxuu ku yiri "ma garaneysaan waxey khutbada ku saabsantahay?" dadkii ayaa waxey dhaheen haa. juxxa marka intuu iskaga soo dagay mimbirkii ayuu yiri,
"hadaad garaneysaan waxey khutbada ku saabsantahay uma baahnidiin in la idin khutbeeyo".
Jimcadii dambe, dadka kaarta ayey u dageen, juxxa mimbarkii ayuu fuulay, markaasuu wuxuu yiri "magaraneysaan waxaan maanta ka hadlaayo" dadkii ayaa waxey ku jawaabeen "MAYA", Juxxa intuu dhinacyada fiiriyay ayuu yiri "Maba aho inaan u khutbeeyo dad aan garaneyn waxaan ka hadlayo"
Jimcadii saddexaad ayey dadka isku diyaariyeen Juxxa, Markaasuu wuxuu yiri "ma taqaanaan waxaan maanta ka hadlayo" qaarna waxey dheheen maya, qaarna waxey dheheen Haa. dadka waxey islahaayeen maanta Juxxa muxuu sameyn doonaa.
Juxxa intuu mimbarka ka soo dagay ayuu yiri, "Maba u baahnidiin inaan idin khutbeeyo, kuwa garanayo waxey khutbada ku saabsantahay, ha u khutbeeyaan kuwaan garaneyn waxey khutbada ku saabsantahay".

kkkkkkk :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Juxxa oo Khudba Jimca Akhri layiri

Post by zingii »

:lol: :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Juxxa oo Khudba Jimca Akhri layiri

Post by The_Patriot »

loool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”