Breaking news: Shiekh shariif oo ku biiray Alshabab
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Breaking news: Shiekh shariif oo ku biiray Alshabab
Warar hoose oo somalinet member helay ayaa waxa lagu sheegay, inuu madaxweyniihii hore ee dowladii taagda darneed ee waqtigeedu dhamaadey uu iskaga cararey aqalka ville somalia uu ka daganaa magaalada mogadishu markay soo baxdey warar sheegaya inuu ku gacan sermay koox xulufadiisa ah oo uu la doonayey inay ka mid-noqdaan barlimaanka soomaaliya siduu uhelo cod uu kusoo laabto mar kale iyadoo hal maalin ka harsan tahay maalinta lasoo magacaawayo gudoomiya rasmiga ah ee barlimaanka. dad ku taqaqusay Raad raaca siyaasada ayaa waxay saadaaliyeen inuu shiekh shariif ku sii jeedo buuraha galgala, xagaasoo ay uga diyaarsan yihiin koox hubaysan oo dagaal kula jira degaanka puntland. bal waxii so kordha kala soo xiriir thread kaan posting.php?mode=post&f=250
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Breaking news: Shiekh shariif oo ku biiray Alshabab
Ruugcadaagii soo rogaal celiyey oo baaq u diray shiekh shariif inuu kasoo laabto kooxda xagjirka ah haduu saas sameeyona inuu ugu abaal gudi doono xil-dowladeed. bal arag fariintaas,
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 32 Replies
- 2881 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by canood
-
- 50 Replies
- 2695 Views
-
Last post by VainChick
-
- 51 Replies
- 3603 Views
-
Last post by Ni Hao
-
- 2 Replies
- 836 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by surroundsound
-
- 14 Replies
- 1294 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 19 Replies
- 1619 Views
-
Last post by Estarix
-
- 19 Replies
- 1504 Views
-
Last post by Rabshoole