Dagaal Ka Dhashay Waddo Laami ah oo Laba Beelood ku Dhex Maray Xarshin.
Published: 30/08/2012 @03:01
Obole (Togaherer)- Laba qof ayaa u ku dhintay Shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu shalay dagaal ka dhex qarxay laba beelood oo wada dega deegaanka OBOLE oo ka tirsan Degmadda Xarshin ee gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.
Dagaalankan oo dhex maray labada beelood ee kala ah reer Liibaan Sacad Muuse Isaaq iyo Ogaadeen Darood oo wada dega deegaanka Obole ee degmadda Xarshin ayaa wararka ka imanayaa waxa ay sheegayaan inuu ka dhashay kadib markii Waddo Laami ah oo isku xidha Degmadda Xarshin iyo Harta Sheekh Axmed ee gobolka Jigjiga oo dhismaheeda la bilaabay ay hor joogsadeen beesha reer Liibaan oo degta deegaanka Obole isla markaana la joojiyay iyaga oo ka cawday in wadadaasi ay caqabad ku tahay dhulka ay deegaanka u leeyihiin.
Warku waxa uu intaa ku daray in dagaalkaas ay ku dhinteen laba qof oo dhinaca Ogaadeeniya ah halka beesha reer Liibaan ee Sacad Muuse ay ka dhaawacmeen shan qof oo qaarkood xalay la soo gaadhsiiyay magaalada Hargeysa, waxanu warku intaa ku darayaa in gabal dhicii shalay uu qaboobay dagaalkaasi in kastoo ay jirto cabsi iyo saansaan colaadeed oo ka oogan deegaankaas.
http://togaherer.com/dagaal-ka-dhashay- ... y-xarshin/
Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Moderator: Moderators
Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Where is Mr I love Ogadenia aka Khalid Ali to give us more update on this?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Kani reer caynashe miyu fayowyahay? War wixi dusa ma breaking news ba kadigi?
Warninyahow caadi iska fid, inti laiscayo ba laisrifa oo marmar qarqood laisdila oo hadikuronyahay laheshiya. Wa iska cycle ee mesha kaqabso waxyahow qamandiga caqliiga kawasey.
Warninyahow caadi iska fid, inti laiscayo ba laisrifa oo marmar qarqood laisdila oo hadikuronyahay laheshiya. Wa iska cycle ee mesha kaqabso waxyahow qamandiga caqliiga kawasey.
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Go learn how to write proper Af Soomaali marka hore Sijuiyahow
. 1. Where did i say this is a breaking news? 2. I am not reer Caynaanshe you seem to
be obsessed with this sub clan. Thirdly what is the actual reason behind you wanting this news to be concealed?

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Intii dhimatay Ilaahay ha u naxariisto. I don't think this will escalate beyond this isku tuur tuur which unfortunately cause the lose of life.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Ameen!Somalistan wrote:Intii dhimatay Ilaahay ha u naxariisto.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
The_Patriot wrote:Kani reer caynashe miyu fayowyahay? War wixi dusa ma breaking news ba kadigi?
Warninyahow caadi iska fid, inti laiscayo ba laisrifa oo marmar qarqood laisdila oo hadikuronyahay laheshiya. Wa iska cycle ee mesha kaqabso waxyahow qamandiga caqliiga kawasey.
Hve we been bullying u in the hawd again

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
I wouldnt mind you playing bully game with me huuno.
- rich-boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1635
- Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
- Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
xarshin my reer abti town i thought reer liban and ogaden were really close , last year one of my abti killed a a ogaden police officer because he had a higher rank than him .
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
AishahWaqooyi wrote:The_Patriot wrote:Kani reer caynashe miyu fayowyahay? War wixi dusa ma breaking news ba kadigi?
Warninyahow caadi iska fid, inti laiscayo ba laisrifa oo marmar qarqood laisdila oo hadikuronyahay laheshiya. Wa iska cycle ee mesha kaqabso waxyahow qamandiga caqliiga kawasey.
Hve we been bullying u in the hawd again![]()

You're Reer Caynanshe?
- rich-boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1635
- Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
- Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
she's reer xoosh i dont know why she's saying we lol .
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Her husband is from the other qabiilrich-boy wrote:she's reer xoosh i dont know why she's saying we lol .

btw I am assuming they are reer baadiye fighting the annual reer baadiiye wars....u made it seem like an all out war between SM and the entire OG nation

- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
The we refers to the fingers in one hand. In other words we are ONE!rich-boy wrote:she's reer xoosh i dont know why she's saying we lol .
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
jalaaludin5 wrote:The we refers to the fingers in one hand. In other words we are ONE!rich-boy wrote:she's reer xoosh i dont know why she's saying we lol .
of course issaq waa isku hooyo iyo aabo

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Sacad Muuse and Ogaden clash in Ethiopia
Dagaalkaas Oo Laysku Gabal-Dhacsaday Waxa Dhinaca Xarshin Kaga Dhaawacmay 4 Qof, Halka Maleeshiyada Soo Duushayna Lagaga Dilay 4 Qof
Hargeysa, August 30, 2012 (Haatuf) – Maleeshiyaad hubaysan oo ka soo jeeda beesha Ogaadeen ayaa la sheegay inay shalay galab weerar ku soo qaadeen deegaanada cidhifka koonfureed ee degmada Xarshin ee kililka shanaad ee Itoobiya, halkaas oo la sheegay inay dhaawacyo ugu gaysteen afar qof oo ka soo jeeda deegaanka magaalada Xarshin.
Maleeshiyaadkan beesha Ogaadeen ka soo jeeda ee weerarka ku soo qaaday beelaha deegaanka Xarshin oo tiradooda lagu sheegay laba boqol (200), ayaa la sheegay markii ay dhaawacyo u gaysteen afar nin oo xoolo dhaqato ah, isla markaana Geel la joogay ay beelaha deegaanka Xarshimeed oo iska difaacay uu markii dambe dagaal culusi ka qarxay deegaankaasi.
Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen dad ku sugan deegaankaasi Xarshin ayaa sheegay in dagaalkaasi oo socday ilaa gabal dhicii shalay beelaha Xarshimeed afar qof lagaga dhaawacay, kuwaas oo dhaawacooda la keenay xalay magaalada Xarshin. Maleeshiyada beesha Ogaadeen ee weerarka soo qaaday ayaa la xaqiijiyay in lagaga dilay dagaalkaasi afar qof, halka qaar kalena laga dhaawacay dagaalkaasi. Waxaanay wararku intaa ku dareen in horaantii April 2012 ay deegaankaasi hore ugu dileen nin xoolo dhaqato ah oo ka soo jeeday beelaha deegaanka Xarshin, taas darteedna ilaa muddadaa deegaankaasi dagaalku ka qarxay laysku hor fadhiyay.
Sidoo kale wararka aanu ka helay xalay deegaankaasi ayaa sheegay in xaalada deegaanada dagaaladu ka qarxeen shalay ay ka taagan tahay jawi colaadeed, waxaanay wararku intaa raaciyeen in beelaha deegaanka Xarshin ee la soo weeraray ay ciidamo farabadan oo gurmad ahi ay soo gaadheen

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1801 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 5 Replies
- 975 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 1609 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 3 Replies
- 815 Views
-
Last post by Django
-
- 21 Replies
- 2799 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 421 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 863 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 4 Replies
- 1070 Views
-
Last post by hargaysaay