Dagaal khasaare dhaliyay oo dhexmaray Dad Reer Miyi ah iyo Ciidamada Liyuu Boolis ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Afar shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaal shalay ka dhacay deegaanka hawdka ka xiga degmadda Xarshin ee gobolka Jigjiga ee Kililka shanaad, kaas oo u dhexeey dadka deegaanka iyo Ciidamadda Liyuu booliska loo yaqaan ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Wararka naga soo gaadhaya deegaankaasi dagaalku ka dhacay oo la yidhaa Cilmi Xirsi ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhaawacmeyn dagaalkaasi, halka ciidanka Liyuu booliskana la sheegay in laba askari ku dhinteen, wallow aan la xaqiijin Karin tirada rasmiga ah ee dhaawac ama dhimasho ee ciidamadda.
Mid ka mid ah eheladda dadkan shacabka ah ee dagaalka la galay ciidamadda Liyuu booliska ayaa sheegay in baryahan dambe uu muran xaga dhulka ahi jiray, balse wakhtiga kala guur ah ay ka faa’iidaysteen ciidamadda liyuu booliska ahi inay dadka ka raraan, kuwaas oo dadkiina diiday inay ka guuraan, taasina ay keentay dagaal dhiig ku daato.
Haseyeeshee, dagaalkan ayaa la filan karaa inuu mar kale dib ugu soo noqdo, maadaama oo qolo waliba dhankeedda isku soo abaabulayso, la iskuna hub urursanayo, waxay dadku ka cabsi qabaan in ciidamadda Liyuu boolisku ay weerar ku soo qaadaan dadkaasi reer Miyiga ah.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Liyuu policeka oo dib u dajin kawada degma xarshiin
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 352 Views
-
Last post by koohi
-
- 6 Replies
- 936 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 3 Replies
- 377 Views
-
Last post by Mataan_Ciideed
-
- 3 Replies
- 704 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 0 Replies
- 571 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 22 Replies
- 1766 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 247 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 469 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1003 Views
-
Last post by Somaliman%