~ Ila sax II: Kibir Kacaan
Posted: Fri Aug 31, 2012 10:39 am
Kabo tolehii kaa lumey
Kaaba daran kaneeco ooman
Kuluc baa kugu heesi
Kibirki Kacaan
Kafir looma oyin
konton konton lomo eexan
Kilometerki xamarba kabalaan laguma kaydin
Keyn so kumey dambeynin
Kildhi loma sii deyn
Kibirki Kacaan
Kacakuf maxaba keeney
Koleyba kenyan baa ku laaban
Koor shisheye sow kan doortey
Koodh qaran sii dul sartey
Kibirki kacaan
Karbash looma reebin
Kadh kadh lagama daalin
Kuf iyo kir lalama dhaafin
Kur iyo kuba so looma gabin
Kibirki Kacaan
Kaaba daran kaneeco ooman
Kuluc baa kugu heesi
Kibirki Kacaan
Kafir looma oyin
konton konton lomo eexan
Kilometerki xamarba kabalaan laguma kaydin
Keyn so kumey dambeynin
Kildhi loma sii deyn
Kibirki Kacaan
Kacakuf maxaba keeney
Koleyba kenyan baa ku laaban
Koor shisheye sow kan doortey
Koodh qaran sii dul sartey
Kibirki kacaan
Karbash looma reebin
Kadh kadh lagama daalin
Kuf iyo kir lalama dhaafin
Kur iyo kuba so looma gabin
Kibirki Kacaan