Friday, 31 August 2012 15:56
Caanogeel
amiirnuur.comWar hadda soo dhacay ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidamada Mujaahidiinta ay hadda inta badan gacanta ku hayaan degmada Afmadow, kadib markii ay kala firxadeen Ciidamada Cadowga.
Xarunta Maamulka iyo Saldhigga degmada waxaa la wareegay Ciidamada Mujaahidiinta, iyadoona firxadka Maleeshiyaadka Cadowga lagu baacsanayo duleedka degmada.
Wixii soo kordha waan soo gudbin doonaa
By all means, the city of Kismaayo must be protected against the saliibiyiin.
