Jamhuuriya University of Science and Technology

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by TheblueNwhite »

Image

Image

Image

Image

Image

Image


Xaflad si heersara ah loo soo Agaasamiyay isla markaana ay kasoo qeyb galeen Ardayda Qeybaheeda kala duwan Aqoonyahanno iyo sidoo kale Qeybaha kala Gadisan ee Bulshada ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Magaalada Muqdisho .

Xafladdani ayaa waxa ay aheyd mid lagu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo kamid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Waxaana halkaasi ka hadlay Proffeysaro Dalka Dibadiisa wax kusoo bartay. Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacadda Jamhuuriya Eng: Maxamuud Axmed Jimcaale waxaana uu ka hadlay qaabka ay u shaqeyneyso Jaamacadda isagoona Ardayda kula dardaarmay in ay fuliyaan Shuruudaha.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu balan qaaday in Ardaydaasi ay ula Dhaqmi doonaan si wanaagsan sida uu sheegay .

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa kusoo badanaya Jaamacadaha Tan iyo markii laga dareemay Nabad. Jaamacadda Jamhuuriya ayaana waxaa ay kamid noqoneysa Jaamacadaha kusoo biiraya Dalka.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by greenday »

Looks tiny :|
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by PrinceDaadi »

I m afraid it might join the other countless low quality institutions in the country.
User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by AgentOfChaos »

:up:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by GIJaamac »

windows xp in 2012, no just no :snoop:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by DayaxJeclee »

Talaabo kow tolabaad lee ku xigto :up:
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by VeiledGarbasar »

Marvelous, mashaAllah. :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by AhlulbaytSoldier »

xiinow wrote:windows xp in 2012, no just no :snoop:
:lol: this is horumar bro. atleast they didnt use windows 98
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Jamhuuriya University of Science and Technology

Post by FarhanYare »

mashallah but they need to upgrade on the whiteboard, desks, chairs, buy a projector screen, e.t.c this aint high school
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”