














Moderator: Moderators


















Laascaanood ( CNN)- Gudoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka Xaqsoor Md Cali Maxamuu Axmed (Cali Sandule) iyo wafti balaadhan uu hogaaminaayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Soo Dhaweynta gudoomiye ku xigeenka ahna murashaxa ururka Xaqsoor ayaa guud ahaan laga soo dhaweyey Gobolka Sool, waxaanay reer Sool oo oodohoogii wataa kaga horyimaadeen deegaanada Yogori, Guumaysay iyo tuulooyinka yar yare ee dhanka galbeed ka soo xiga magaalada Laascaanood.Taageerayaal aad u tiro badan iyo baabuur xad dhaaf aha ayaa kaga horyimi Adhicdaysay iyo Yogori, kuwaas oo ilaa magaalada galbiyey waftiga iyo gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor.Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaa gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor u muujiyey taageerada balaadhan ee ay u hayaan ururka iyo Cali Sandulaba, waxaana guud ahaan la kala xidhay isku socodka baabuurta, waxaana mar kaliya xidhmay wadada dheer ee magaalada Laacaanood dhex marta.Reer Laascaanood waxay guud ahaan hareero tubnaayeen soo dhawaynta gudoomiye ku xigeenka Xaqsoor ageed laamiga dheer ee magaalad Bariga uga baxa, waxaanay laamiga la tubnaayeen calamada ururka Xaqsoor iyo caleemo qoyan oo ay ka jarteen dhirta hareeraha wadada ku taalay.
Gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor Cali Sandule ayaa Hotel Xamadi ee magaalada Laascaanood kula hadlay taageerayaasha soo dhaweeyey, waxaana u sheegay in aanu marnaba abaal kooda gudi karin, isaga oo ilaahay uga baryey in uu badalkeeda siiyo.Sidoo kale Cali Sandule ayaa halkaasi ka shaaciyey in maalinta bariah la shaacin doono dhamaan murashaxiinta golaha deeganka ee magaalada Laacaanood uga qayb galaysa, waxaanu sheegay inuu la tashiyo la samayn doono odayaasha iyo waxgaradka gobolka, si buu yidhi loo soo xulo dad tayo leh oo gobolka iyo magaaladaba waxqabad dhab ah u sameeya.
Cali Sandule ayaa wax laga xumaato ku tilmaamay laamiga magaalada Laascanood, gaar ahaana jidka laamiga ah ee u dhexeeya Laascaanood iyo Adhicadays oo burbur bani soo gaadhay, waxaanu ugu baaqay dhamaan qurba jooga Xaqsoor iyo kuwo gobolka u dhashay in maalmaha soo socda jidkaas la dhiso.


Cali Sandule is the former Governor of Sool. For a few years he had to stay in Caynabo until Lascanood was re-liberated. He must be having the same feeling when he rolled back to Lascanood in October 2007.khalid ali wrote:seems like reer sool like cali sandule![]()




keep jaamac siyaad out of your mouth you dumb son of bitch.garad13 wrote:Cali Sandulle will get his subclan Jamac Siyaad votes, but no other subclan of dhulbahante in Sool will take part in the elections.
Aristocat wrote:keep jaamac siyaad out of your mouth you dumb son of bitch.garad13 wrote:Cali Sandulle will get his subclan Jamac Siyaad votes, but no other subclan of dhulbahante in Sool will take part in the elections.
