Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..
Posted: Thu Sep 06, 2012 11:13 am
Asalama calekum . Waxa weeye walaalayaal , I want to apologise for the following reason
Waxaad tihin hablaha ugu dhaqan iyo edeb wacan all of Somalinet .
Aad baan idiin jeclahay , wallahi iyo billahi , anigu nin qarsada dareenkiisa ma'ihi .
Laakiin dhibatada halkan ka dhacday waxa weeye , dadkii baa hab qabileed u wada socda oo nin waliba inuu reerku ka dhashay af hayeen u noqdo ayuu raba .
Haddaba runtu waxay tahay oo aan aad iyo aad ugu xumahay , in reerkaad ka soo jeedan niman maddaxa ku socda halkan ku matalan . Sidaan u arko anigu , waxa ila haboon in wixii maddaxa ku socda ba la toosiyo .
Badana dadkan halkan soo gala , ummad hadal qabow wax ku qaadata ma'aha . Ilaa aad caydo wax kaa maqli maayan , waxna ku qaadan maayan waanada .
Sida darteed ba qasab igu noqotay in hadalo aan sideeda kale ka xumahay ugu la so hor jeesto nimankaas aan idin tilmaamay .
Xumaan dheerad ah ma rabo inaan idinku abuuro , Ilaahey na denbigeyga ha dhaafo , si kale oon yeelo ma garanayo anigu , waxaan iska aamus oo afkaaga hayso ahayn .Aamusi na maayo
Nabadgeliyo