Saado Cali endorses Farmaajo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Executive »

Xildhibaan Saado Cali Oo Shaacisay Musharaxa Ay Donayso In Ladoorto

Iyadoo Dhawaan Ay Xildhibaanada Cusub ee Baarlmaanka Soomaaliya Kubiirtay Fanaanada Saado Cali Warsame Ayaa waxay Kadashay Taageerada Ku aadan Musharixiinta Dalka Soomaaliya.

Saado Ayaa Waxay Kamid Noqotay Taageerayaasha Ugu waawayn ee Mushaxa Farmaajo oo ah Shaqsi ku Caanbaxay Qaranimada & Cadaalada Shacabka Soomaaliyeed uu u ahayo.

Saado Oo Waraysi Sii yey Qaarkamida Warbaahinta Muqdisho Ayaa Tidhi, “Hadii la doonayo in Dalka Somalia loo sameeyo Hogana Fiican hala doorto Mahamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo” waa hogaan la isku haleyn karo”

Sidoo kale waxay Sii Raaciysay Hadalkeeda - “Ilaa iyo hada waxaan arkaa Musharaxiinta isu soo taagay Madaxweynaha in uu ugu fiican yahay Mohamed Abdullahi asagaana dooraneynaa waana u sheegay Xildhibaanada Saaxibadeeyda ah”.

Isku soo wadaduuboo Arinkan ay ku dhawaaqday Fanaadu ayaa dadka Falanqeeyaa Siyaabo kala duwan uga Hadleen waxayna hoosta ka xariiqeen inay Meel fiican abaartay dadkana Dareenkooda lasocoto.

Dadka Qaar ayaa Qabay In Faanaanadu Taageerada Uhayso Xubnaha Ka Ag dhow dhow madaxwayne Faroole, Hasa ahaatee arinkan ayaa Siwayn loo soo dhaweeyay, Kadib markii uu meesha kabaxday Tuhunkaasi.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Substance »

:up: :up: :som:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by KyrieJama »

Fanaanada/Xildhibaan Saado Cali knows what she's doing, I knew she wasn't going to vote abdiweli. Didn't she make a song for Farmaajo?
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Oba »

kkkkkkkkk a puntland mp voting for farmaajo looool
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by qoraxeey »

i love her :som: :som:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Khalid Ali »

qoraxeey wrote:i love her :som: :som:

She was against Siad bare govt how can u love her?
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by qoraxeey »

khalid ali wrote:[


She was against Siad bare govt how can u love her?

that is forgiven


since she regret that




:clap:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Oba »

qoraxeey wrote:
khalid ali wrote:[


She was against Siad bare govt how can u love her?

that is forgiven


since she regret that




:clap:
qoraxeey siyad barre var en dålig människa :down:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by qoraxeey »

Hiloowle ..dameer alert :roll:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Oba »

qoraxeey wrote:Hiloowle ..dameer alert :roll:
så bara för ja va emot en diktatur e ja en dameer girl caadi iska dhig
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by The`Republic »

Where is the guy who said Faroole named her so she would vote for Abdiwali and I said Saado is Tayo through and through. Wasn't it you Khalid? :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by KyrieJama »

khalid ali wrote:
qoraxeey wrote:i love her :som: :som:

She was against Siad bare govt how can u love her?
How come Isaaqs hate Saado even though she was anti-siyaad and was the first to publicly criticize Siyaad's government. When she got in the car accident a lot of people were saying i hope she dies :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by Khalid Ali »

The republic so Farmaajo got one vote :lol:



Garad it depends who u speak 2 some isaaqs ignore saado all at all some get provoked by her songs and respond.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by CaynabaX »

garad13 wrote:
khalid ali wrote:
qoraxeey wrote:i love her :som: :som:

She was against Siad bare govt how can u love her?
How come Isaaqs hate Saado even though she was anti-siyaad and was the first to publicly criticize Siyaad's government. When she got in the car accident a lot of people were saying i hope she dies :down:
It's strictly her songs which are filled with cuqdad and hate, rather than that I don't think other Isaaq's have something against her. Remember kolkaay damacday in ay HJ & HY isku dirto. Coincidentally, when she had that car accident I was in a small tuulo in Saraar a old lady got the news through the radio deetana some screamed miyaay dhimatay miyaay dhimatay. It's sad that Somalis, ended up like this. I even heard that she leads the Khalid crew in Buhoodle maxaa ka jira? :lol: Waxaa la igu yidhi Khaalid Saado ayaa u talisa.. :lol:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Saado Cali endorses Farmaajo

Post by eliteSomali »

:Heh: Xildhibaan saado cali.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”