Saxaafadda xorta ah ee dal walba waxaa mar walba masuuliyad ka saaran inay warbixin iyo iftiiminta arrimaha muhiimka ah la dhinac joogaan shacabkooda. Daabicitaankii dastuurka cusub ee dalkeena kadib waxaan shabakadaha ugu muhiimsan ee soomaalida ka sugeynay inay dastuurka ka fiiriyaan waxyaabaha dhibka ah ee umaddu u baahantahay inay ogaadaan. Haddaba fursadaan anigoo ka faa'iideysanaya waxaan rabaa inaanu isla fiirino QODOBKA 64-AAD, QEYBTIISA 4-AAD. Qodobkan wuxuu quseeyaa baarlamaanka wuxuuna u qoranyahay sidan :
" Qof kasta oo noqda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, marka uu xilka banneeyo, wuxuu noqonayaa xildhibaan Golaha Shacaba inta uu nool yahay haddii aan xil-ka-qaadis lagu samayn iyadoo aanay muddadii xil-hayntiisu dhammaan si waafaqsan qodobka 92aad ee Dastuurkan, tirada xildhibaanadana dheeraad ayuu ka yahay."
Qodobkani wuxuu ka mid yahay kuwa iga welweliyay, sababtoo ah wuxuu mid walba oo madaxweyne soo noqday ( siduu ku soo noqdayba) uu boos dheeraadi ah ku yeelanayo baarlamaanka. Waxaa taa dheer inuu qofkaasi u baahnaan doonin inuu doorasho usoo galo kursigaa.
Haddaba walaalayaal sidee baad u aragtaan ?
Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Waligiisa intii uu noolyahay kursiga golaha lee fadhinaa
. yaab badanaa. 


Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Waa sida dastuurku u qoranyahay. Waxaan la yaabanahay sababta aanan la isku soo qaadin iyo haddii baarlamaanku wax ka baddali karaan. Waxaan kaloo isleeyahay inay meesha soo galeyso in booska la dhaxli karo .SareedoXareedo wrote:Waligiisa intii uu noolyahay kursiga golaha lee fadhinaa. yaab badanaa.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Boqortooyo, dagaalkii sokeeye sidii uu ku bilooday ayaanba ku noqonaynaa
Awalba faa'iido ma laga sugaayo dad ay odyaal qabyaalada ay soo doorteen

Awalba faa'iido ma laga sugaayo dad ay odyaal qabyaalada ay soo doorteen

- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Shaarib24
Posts: 2
Joined: Mon Jun 04, 2007 6:52 am
This is fascinating
Posts: 2
Joined: Mon Jun 04, 2007 6:52 am
This is fascinating

Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
When I read the Constitution and saw this I almost couldn't believe it. I thought people would react to it, but somehow it hasn't. It's troubling.DafIyoMiriq wrote:Shaarib24
Posts: 2
Joined: Mon Jun 04, 2007 6:52 am
This is fascinating
Re: Iridda gadaale ee Dastuurka- QATAR
Hadda Shariif dib ayuu usoo laaban doorashadan kadib. Booskiisu waa iska cadyahay. Waligiina kama baxayo, bal ka warama.SareedoXareedo wrote:Boqortooyo, dagaalkii sokeeye sidii uu ku bilooday ayaanba ku noqonaynaa![]()
Awalba faa'iido ma laga sugaayo dad ay odyaal qabyaalada ay soo doorteen
Xeerkaan waa in la tirtiraa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 687 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 4 Replies
- 406 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 31 Replies
- 3136 Views
-
Last post by zidane88
-
- 4 Replies
- 762 Views
-
Last post by damu
-
- 14 Replies
- 939 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 4 Replies
- 729 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 0 Replies
- 724 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 0 Replies
- 386 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 717 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by FBISOMALIA