Page 1 of 1

Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 6:55 pm
by KingWaslawi
Sanad waliba furin iyo wuxuu roodhi leeyahay
Waa laga cunaayoo laga sii can-tuugaa
Sanad waliba qurux iyo wuxuu qaayo leeyahay
Waa laga qoraayoo hadhow laga qadhiidhaa

Qaar kaa horeeyoo kurusaa na dhaafee
Kii noo samaadee, marna nagu samaadee
sallax mee hagaagee Somaliland taa
samaa-waadka marayee
Sonkoreeya kaa yeel, Allahayow.


Ma is tidhaahdeen sanadkani waabu xawaaraynayaa.

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 6:57 pm
by Colonel
what's wrong with Somalis saying Mansha Allah instead of Masha Allah :wtf:

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 6:59 pm
by Oba
feel u enoying as hell :x

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 7:01 pm
by witheredfleur
:lol:

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 7:01 pm
by KingWaslawi
Waar yaadha dee maxaad ahaydeen cammu? meeye dadkii la yaqaanay :?

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 7:07 pm
by witheredfleur
Northwind wrote:Waar yaadha dee maxaad ahaydeen cammu? meeye dadkii la yaqaanay :?
Made me laugh harder :lol: macsalaama now walaalo

Re: Mansha Allah

Posted: Sun Sep 09, 2012 7:18 pm
by DayaxJeclee
'@ waa la sii can-tuugaa :lol: :lol:

Re: Mansha Allah

Posted: Mon Sep 10, 2012 12:07 pm
by abdikarim86
Northwind wrote:Waar yaadha dee maxaad ahaydeen cammu? meeye dadkii la yaqaanay :?
There are a bunch of qudhun in these forums ee is daba meereysta.
When one posts they all attract each other.

Ignoring is your best approach :up: