Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by TheblueNwhite »

I couldn't stop laughing. This piece is pure comedy.

Waxaa wadanka maalmahan ka socday loolan siyaasadeed oo qolo weliba dhinacyo badani isku hayeen balse waxaa jiray dad riyo ku nool ahaa oo uu ka mid ahaa ninka la yiraaho Aamiin Caamir oo Sawiro badan oo bandhigay soo ku taageerayo Farmaajo Musharax la dhihi jiray haddase loo bixey 11le kow iyo tobanle oo macnaheedu yahay Codadkii uu helay iyo halkii laga sugayey, Balanqaadkii Farmaajo ee Aamin Caamir ayaa waxaa la sugayaa sawirka Amiin soo sawiri doono waxaa la leeyahay Amiin Aaway Nomber 11 se yaa arkay?

Aamiin ayaa ilaa saaka la wacayey telefoonkiisa waxaana la sheegay in qolkii uu xirtay ilaa hadda ku jiro lana la’ yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay maadaama uu beenoobay balanqaadkii Farmaajo, iyo riyadii runta laga dhigayey beentii aan raadka lahayn :deadrose:
Khibrad yarida Aamiin Caade qaate ayaa waxay gaarsiisay inuu u maleeyo run wax kasta oo uu Farmaajo u sheego Caaway sheekadu waxay maraysaa Amiin aaway Farmaajo weydii Farmaajo aaway Amiin weydii, oo aawaye adba noo sheegay ma dhulkaa liqay?
Amiin wuxuu diyaariyey 10 sawir oo Farmaajo ah, oo ku baarixi garoowday ( Saanbuus laga addimay boobaay ciyaal) waxaa Amiin ku dhacay jab iyo fadeexad aan ka soo kabsi lahayn wuxuu lumiyey taageeradii shacabka wadaniyada jecel wuxuuna ku sifoobay Hogaamiye kooxeed fadhiya qurbaha oo calooshiisa u shaqayste ah hadduu heloyona oo waqtigu u saamaxayona dalkoo dhan gadan lahaa.

Aamiin Caamir iyo Saado Cali ayaa waxay ka baxeen khadka Farshaxanka iyo fanka soomaaliyeed markay ku sifoobeen dad isir nacayb iyo qabyaalad ka buuxdo laakiin Fankii Soomaaliyeed iyo Farshaxankii kale waa noolyahay
Ileen Ceeb looma dhinto amiinoow
Qabri ceebeed lama qodo
Nimaan xishooni waa ximaar
Farmaajo tagyoo, fatuura ka raac
Adiguna fashil baad ku nooshahay

:dead: :dead: :dead:

Faaqidaada Arrimaha Bulshada
Shaaciyenews@hotmail.com
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by Siciid85 »

His new hero. He has given up on the loser :lol: .

Image
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by TheblueNwhite »

He lost credibility, I think that's what the above piece is eluding to.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by Siciid85 »

It was his personal wish like many desperate sneters here but most sane people knew it did not reflect on the reality. You are right it did damage some of
his artistic reputation.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by TheblueNwhite »

This nacas was hyping up Mareexaans left and right, from that 15 sec paper maamule goboleed, Ducaale to Parmigan cheese. At one point I thought the nicca lost it. He didn't make any sense at all.
Shaarib24
Posts: 50
Joined: Sun Jun 03, 2007 11:52 am

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by Shaarib24 »

TheblueNwhite wrote:This nacas was hyping up Mareexaans left and right, from that 15 sec paper maamule goboleed, Ducaale to Parmigan cheese. At one point I thought the nicca lost it. He didn't make any sense at all.
I'm not sure if you follow Somali politics close enough. But the odds of Madaxweyne Xassan winning was very, very slim . This is based on chatter ( among both the political class and the man on the street) , media coverage, political calculation and appearance. If you go to different sites and ask Somalis or talk to them, most favored Farmaajo.

Amiin Caamir is a cartoonist. He's not a fortuneteller. If you believe he is, then say so. He has also a right to publicise his views on whoever he favours. If you think he shouldn't, then say so.

Amiin Caamir is not a hater. He's a Somali icon. By praising the new president he is showing a democratic spirit that you seem to lack - I assume. If you believe he should trash the new president because his candidate lost, then say so.
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by Amirsade »

This is coming from Abgaal website shaaciye, aka shirib on the net.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol

Post by gobdoon »

Well , he is entitled his opinion and I am sure he would be as much happy for the new president , all the guys who took part in the election WA KU MAHADSAN YIHIIN and am sure their work is not finished because they DALKU WA DALKOODI DADKUNA WA DADKOODI , HAWSHOODUNA MA DHAMAAN EE WA INAY WAX ALLA WAXAY DAWLADA CUSUB KUSOO SIYAADIN KARAN SIIYAN , DAWLADUNA WA INAY DHEGEYSATO FIKRADOHODA LANA SHAQAYSO.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”