Aamiin Caamir aaway? farmaajose yaa arkay? lol
Posted: Mon Sep 10, 2012 6:47 pm
I couldn't stop laughing. This piece is pure comedy.
Waxaa wadanka maalmahan ka socday loolan siyaasadeed oo qolo weliba dhinacyo badani isku hayeen balse waxaa jiray dad riyo ku nool ahaa oo uu ka mid ahaa ninka la yiraaho Aamiin Caamir oo Sawiro badan oo bandhigay soo ku taageerayo Farmaajo Musharax la dhihi jiray haddase loo bixey 11le kow iyo tobanle oo macnaheedu yahay Codadkii uu helay iyo halkii laga sugayey, Balanqaadkii Farmaajo ee Aamin Caamir ayaa waxaa la sugayaa sawirka Amiin soo sawiri doono waxaa la leeyahay Amiin Aaway Nomber 11 se yaa arkay?
Aamiin ayaa ilaa saaka la wacayey telefoonkiisa waxaana la sheegay in qolkii uu xirtay ilaa hadda ku jiro lana la’ yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay maadaama uu beenoobay balanqaadkii Farmaajo, iyo riyadii runta laga dhigayey beentii aan raadka lahayn
Khibrad yarida Aamiin Caade qaate ayaa waxay gaarsiisay inuu u maleeyo run wax kasta oo uu Farmaajo u sheego Caaway sheekadu waxay maraysaa Amiin aaway Farmaajo weydii Farmaajo aaway Amiin weydii, oo aawaye adba noo sheegay ma dhulkaa liqay?
Amiin wuxuu diyaariyey 10 sawir oo Farmaajo ah, oo ku baarixi garoowday ( Saanbuus laga addimay boobaay ciyaal) waxaa Amiin ku dhacay jab iyo fadeexad aan ka soo kabsi lahayn wuxuu lumiyey taageeradii shacabka wadaniyada jecel wuxuuna ku sifoobay Hogaamiye kooxeed fadhiya qurbaha oo calooshiisa u shaqayste ah hadduu heloyona oo waqtigu u saamaxayona dalkoo dhan gadan lahaa.
Aamiin Caamir iyo Saado Cali ayaa waxay ka baxeen khadka Farshaxanka iyo fanka soomaaliyeed markay ku sifoobeen dad isir nacayb iyo qabyaalad ka buuxdo laakiin Fankii Soomaaliyeed iyo Farshaxankii kale waa noolyahay
Ileen Ceeb looma dhinto amiinoow
Qabri ceebeed lama qodo
Nimaan xishooni waa ximaar
Farmaajo tagyoo, fatuura ka raac
Adiguna fashil baad ku nooshahay
Faaqidaada Arrimaha Bulshada
Shaaciyenews@hotmail.com