Gabar uu jecel yahay, oon rabin muu ka dacwoon.
Inaan qaali...
oo quraad u qaatay...
oo canbo loo qasooyo...
waan qadimay?........ ma garan
markaan is qaloofiye?..
anigoo qarqaaraayo
Soo turjuma
Moderator: Moderators



I admit that Individual xayraan in comedy he is multi-talented.Jaamac1975 wrote:But you have to admit he is talented in this satircal piece , he is much more entertaining then the old farts and those who bother us with 2000 line usless "deelay" he excuted his comedy well and poetically.


qaraafiici = in somali waa high heels.. again normal somali.SareedoXareedo wrote:@Rightwing, waan garanaa inaan, ee waxaa la yaabay gebar uu rabo in dhalo( quraarad) ku tilmaamo, caJaamac1975 wrote:i have no time to right it all, put this is my contribution.
@Jaamac1975
Inan qaali ahaydoo = Gebar qaali ahaydoo
la yidhi Qadrra Layla = oo magaceeda Khadra leyla
markay qudrad doonto = markay qudaar doonto
qasacad soo gadanayso = Gasac soo gadayso
qolqolkay igu dhaafo = qolqolka? qolka uu degan yahay may soo ag martaa
ayadoo madax qaawan = gabo qaban oo qawaan
dhae quraarad la moodo ? ma gebarta uu lee yahay dhalo ay u egtahay![]()
qaalibkoodu xidhaan iyo = Niyadeeda aa xiran
qaraafiic isku taagtay ?????????????????????????
anna aan qandho-maayaa?????? dhaxan aa i hayso miyaa
laqanyo i qabanaysay??????????????????????
Ilay waa naf qawaantay
qaadkii oo ku ag yaal
qanjidhkaa gilinaynin???????????????
qacdi taas ka danbaysay
habeen aan qolo raacay
oonu qoom dhaan ahynoo
aan mac-macaanlaha Qaasin
qolqolkiisa marayno
ayaa aydoo ka qoslaysa
kursigii qamandaadayoo
canbe loogu qasaayo
sidii qooraansii jaleecay = qoraansi, eegid muu ka wadaa
Af Soomaaliga Cilmi Boodhari ma ahan, intee looga hadlaa. afsomaali adeeg ah waaye.
TNX