Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Murax »

This Guy is daacad for what He believes in

Dagaal culus oo manta ka dhacay Jubbada Hoose iyo Sh Xasan Turki oo hogaaminaya Guuto Raskambooni ah oo ka so dhex muuqday.

admin | Sep 16, 2012 | 0 comments

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in inta u dhexeysa Magaalada Kismaayo iyo Dagmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose manta ay ka dheceen Dagaalo dhaliyay qasaaro badan.

Wararku waxaay intaasi ku darayaan in dagaalkaani uu ahaa mid ki ugu cusla ee deeganadaasi ka dhaca inta la ogyahay ayado dhinacyada dagaalamayay ay awoodoodi ugu danbeysay soo bandhigeen

Xarakada Al-Shabaab wayadaaan awoodeedi si licaysay ayaa waxaay dagaalada so galisay Maleeshiyaad hwlgalo ka waday deeganka bandhaadhe kuwaas oo uu hogaaminayay wadadka ka soo jeeda Dagmada Afmadow ee Sh Dulyadeeyn waxaa sido kale dagaalki manta ka soo dhex muuqaday Wadadka weyn ee Sh Xasan Turki oo Waqtiyadi ugu danbeyay aan lagu arki jiriin furumaha Dagaalka waxana uu horkacayay Guuto ka tirsan Xarakada Raskambooni Garab Sh. Xasan Turki waxayna culeys badan ku siyaadeyeen dagaalki manta ka dhacay agagaarka deeganka Janay Cabdale.

Dhanka Ciidamada huwanta ayaa waxaay ayaguna soo bandhigeen Awoodoodi ugu danbeysay waxaayna dagalka soo galiyeen gawaarida dagaalka oo casri ah iyo Ciidamada labo garab ah kuwaas oo ay kala hogaaminayaan Col .Yasiin Indhoraader iyo Sh. Axmed Madoobe.

Dagaalki maanta oo socday mudo dheer marka lo fiiriyo dagaaladi ka horeyay ayaa waxaa uu sababay qasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhawac oo soo kala garatay labada dhinac waxaana ugu danbeyn goobti lagu dagaalamay u haray Ciidamada Huwanta ah.

Sido kale Xarakada Al-Shabaab ayaa Ciidamadoodi kala soo baxay Xarunta Gobolka Jubbada hoose ee Kismaayo dahurnimadi manta balse waxaay dib ugu labteen mar ay ahayd casarada waxaana wariyaha kismaayo24 ee Magaalada Kismaayo soo shegaya in misna caawa ay Xarakada Al-Shabaab ka baxday magaalada Kismaayo lamana sheegi karo in ay ku soo laban doonan iyo inkale.

Dhanka kale waxaa Deeganka Faafaxdhuun oo u jira Magaalada Bu,aale wax ka yar 100km ka bilowday dhaqdhaqaaq Ciidamadi agaas jogay logu raraayo dhanka Dagmada Bu,aale oo ay hada gacanta ku hayaan Ciidamada Xarakada Al-Shabaab waxaana lagu wada Ciidamo u hogaaminaayo Taliyaha Ciidamada Agaas Col Cabaas Ibrahim in ay maalmaha soo socda gacanta ku dhegaan Dagmadaasi oo muhiim u ah qabsashada Magaalada Kismaayo

Ciidamada huwanta ah ayaa waxaay hada kulaalayaan Magaalada Kismaayo waxaana lagu wada sida uu yahay qorsha in ay Ciidamadaani la waregaan Magaalada kismaayo 48 sac ee soo socota Shacabka Maagalada Kismaayo ayaa ayaguna daalan oo sugaya in mar un lagu kala baxo Dagaalkaan aan dhamaadka lahayn ee ka socda Gobolka Jubbada Hoose.

————————————

Kismaayo24@yahoo.com
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Colonel »

Tremendous respect for the Sheikh Mujahid :wow:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Murax »

Colonel,

I believe this principled man should negotiate with His cousins Ahmed Madoobe and others. If captured He should be spared.
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Colonel »

It would be great if they negotiated but I highly doubt it'll happen, the Sheikh Mujahid doesn't take gaalos as allies.
Arabmann
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1428
Joined: Tue Apr 10, 2012 8:51 pm

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Arabmann »

Looks like a replay of 2006. Déjà vu.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by guhad122 »

Murax,
Stop referencing the fake and useless website called Kismaayo24; Gedonet was actually much better because at least the name made sense. Kismaayo24 :lol:

Four things that are completely false in this useless and propaganda driven article:
1. Dulyadeyn is from Kismaayo
2. There are no Raaskoonbooni militia fighting for the criminal Alshaydaan organization
3. There is no one called Indho-Raadeer or Indho-Karbuuno in the Janaa Cabdalle front; The forces there are mainly Kaanbooniyin, KDF, and few Ogadeni so-called government forces. The latter are said to be useless and ineffective and are led by General Saxardiid who basically reports to Axmed Madoobe.
4. Faafax-Dhuun to Buaale :lol: Don't they need to liberate Baardheere first :clap: :clap: And for you record, Cabaas Talxe was almost raped by an angry Kaanbooniyin last time when he was in Dhoobley. He was sent to Gedo naked with no weapons and amnos. He would set foot on Absame land if he takes it from behind. :lol:

I just can't believe the Colonel would miss all the Ilka-Yar propaganda.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Murax »

guhad122 wrote:Murax,
Stop referencing the fake and useless website called Kismaayo24; Gedonet was actually much better because at least the name made sense. Kismaayo24

waa sidaad tiri :up:
Shaarib24
Posts: 50
Joined: Sun Jun 03, 2007 11:52 am

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Shaarib24 »

1) Why are calling criminals Sheikh ? The term loses/has lost it's meaning with every criminal using it as first name. Lets call them by their first name and keep our terms pure of these warmongers.

The problem with the wars in Somalia, unlike many places, is that there never realy is a winner. The reason is that when a side seems to be losing, it runs and hides under their clan, and suddenly it becomes the responsibilty of the clan to shelter criminals and clean them of the blood on their hands or other crimes.

I pray that God punished every single of those who with clear intention have killed innocent Somalis to the hellfire. There is no doubt in my mind that at least half the politicians in my clan belongs in that group. There is also no doubt in my mind that Turki will be there with them.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by metamorphosis »

Let me see... This pleases you because you think we are divided? pathetic! Has "president" Ducaale landed in jubbaland yet?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Murax »

metamorphosis wrote:Let me see... This pleases you because you think we are divided? pathetic! Has "president" Ducaale landed in jubbaland yet?

You need to relax :ufdup:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by ModerateMuslim »

what a lion. i can just see it in my head.....brings tears to the eyes.

a world full of scum a man like this pleases and comforts the heart.

may allah grant him one of two things: victory among his brothers or shahada.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by AhlulbaytSoldier »

I deserved almost beheading when i called shuyuukh like Aweys and Turki (hafidumullah)as "khawarij murtaddiin".
May Allah give Shiikh Turki Martyrdom or Victory.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Garuun »

Sh Turki waa nin rag ah :up:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Murax wrote:
guhad122 wrote:Murax,
Stop referencing the fake and useless website called Kismaayo24; Gedonet was actually much better because at least the name made sense. Kismaayo24

Four things that are completely false in this useless and propaganda driven article:
1. Dulyadeyn is from Kismaayo
2. There are no Raaskoonbooni militia fighting for the criminal Alshaydaan organization
3. There is no one called Indho-Raadeer or Indho-Karbuuno in the Janaa Cabdalle front; The forces there are mainly Kaanbooniyin, KDF, and few Ogadeni so-called government forces. The latter are said to be useless and ineffective and are led by General Saxardiid who basically reports to Axmed Madoobe.
4. Faafax-Dhuun to Buaale :lol: Don't they need to liberate Baardheere first :clap: :clap: And for you record, Cabaas Talxe was almost raped by an angry Kaanbooniyin last time when he was in Dhoobley. He was sent to Gedo naked with no weapons and amnos. He would set foot on Absame land if he takes it from behind. :lol:

I just can't believe the Colonel would miss all the Ilka-Yar propaganda.

waa sidaad tiri :up:
Camiritanka dhaaf warya..this charecter talks out of his ass..wax uu og yahaa isk yar. Btw turki is alshabab member..and last time i checked they brought nothing but violence to kista.
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Sh Xassan Turki Enters Kismaayo Battle Against Kenya

Post by TAATIKO »

:stylin:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”