Xaflad wanagsan reer Toronto
Posted: Wed Sep 19, 2012 9:14 am
Xaflada lagu maamusay doorashada madaxwenaheena cusub , dadka ka qaybgalay wa raaxaysteen ducadooda allah ka aqbalo oo Somaliya dariiqa toosan ku hagaajiyo iyo fanaanin badan oo ka qaybgalay Dalays , nakruuma iyo kuwo kale.