Somaliland passes Blasphemy Law

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Amirsade »

Wasiirka (ilaalinta)Diinta iyo Awqaafta oo Shaaciyey Xukun Cusub oo Lagu Ciqaabayo Dadka Caaya Nebiga iyo Diinta
Last Modified: Sun 23rd Sep,2012

Hargeysa (Jam)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa shaaciyey xukun cusub oo lagu ciqaabi doono dadka caaya Nebiga, diinta, malaa’iigta iyo weliba Ilaahay, kaas oo aan lahayn saamaxaad iyo jid kale oo lagu soo daayo toona.


Wasiirka (ilaalinta)Diintu waxa uu sheegay in xukunkan oo ah go’aan dhawaan uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland uu yahay xadhig laba sanno ah iyo ganaax wixii xaakinku ku rido qof kastoo lagu helo inuu aflagaadeeyey Alle, Rasuulkiisa iyo diinta, si ay ciqaab ugu noqoto, isla markaana xataa haddii uu cafiyo madaxweynuhu aan laga aqbalayn.

“Waxaannu codsi u gudbinay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu dhawaan soo saaray go’aan ah qofka caaya diinta, Nebiga ama malaa’iigta amaba Ilaahay aflagaadeeya in la mariyo xeer-ciqaabeedka u yaal oo aan laga aqbalin saamaxaad iyo ergo midna, xataa aan cafiska madaxweynaha laga aqbalin ilaa uu xukunkiisa dhammaysanayo oo uu toobad keeno. Xukunkuna wuxuu noqonayaa laba sannadood iyo wixii kale ee uu xaakinku u gooyo, iyadoo la eegayo in qofkaasi markii ugu horreysay ay tahay iyo inuu caadayste yahay.


Sidaasi ayeynu Nebigeenna ugu hiilinaynaa, bal ka warrama maanta ninkii Nebi Muxamed suuqyadeena ku caayayey ka cadhoonmayno oo maxaa iga galay ayaad leedahay, laakiin kii meel kale Nebi Muxamed wax kaga sawirray ayaan mudaharaad ka samaynayaa wax isku dhaw maaha,” ayuu yidhi Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu shalay xafiiskiisa ku qabtay.


Waxa kale oo uu sheegay in aan mudaharaadyo laga sameeyo filimka lagu aflagaadeeyey diinta Islaamku waxba ka tarayn ficillada gaaladu samaynayso, laakiin loo baahan yahay in lagu daydo Rasuulka oo loogu hiiliyo cibaadada iyo diinta oo lagu dhaqmo.


“Maanta sida dareenka muslimiintu u kacay waa in lagu kacaa shuruucda oo Qaramada Midoobay iyo Golaha Ammaanka laga soo saaro shuruuc lagu ilaalinayo waxyaabaha muqadaska ah oo diimaha iyo nebiyada la ixtiraamaa oo aan la aflagaadayn, laakiin ma bannaana in aynu maanta Hargeysa mudaharaad ka samayno oo aynu bilayskeenii iska hor nimaadno oo aan iyaga laftoodu u tababarnayn mudaharaadada oo halkaasi xabbadi ka dhacdo, markaana cid kasta oo xumaan doon ah ama ujeedo gaar ah lehi ku soo gabbado. Markaa culimada dalka waxaan ka codsaday ka wasaarad ahaan in aynu arrimahaana ka dhiidhino oo aynu ka hadalno oo masaajidada laga sheego, dadweynahana lagu waaniyo inay diinta u soo noqdaan oo Ilaahay adeecaan, Nebi Muxamedna (NNKHA) ku daydaan,” ayuu hadalkiisa ku daray Sheekh Khaliil Cabdillaahi.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Substance »

Welldone SL :up: Allahu akbar
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Somalistan »

Yep. No leniency for those who insult Allah, Islam, and our Prophet.
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by jalaaludin5 »

There was a time cayda diinta was made a crime and guess how reer Somaliland go around that law..

Since they cannot swear diinta straight, they would say..."tii la mamnuucay w#@ :lol:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by ModerateMuslim »

insulting islam and the prohet (saw) is part of somaliland culture. they even take this depraved and unacceptable culture to wherever they go. if every slander who has ever insulted the deen or the prophet (saw) was executed, there'd be very few of them left. sick culture.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Rightwing »

jalaaludin5 wrote:There was a time cayda diinta was made a crime and guess how reer Somaliland go around that law..

Since they cannot swear diinta straight, they would say..."tii la mamnuucay w#@ :lol:
When was that? :lol: :lol:
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Amirsade »

Rightwing wrote:
jalaaludin5 wrote:There was a time cayda diinta was made a crime and guess how reer Somaliland go around that law..

Since they cannot swear diinta straight, they would say..."tii la mamnuucay w#@ :lol:
When was that? :lol: :lol:

They took the diinta part out, and replaced it with timo in la caayo " tintaada was"

war tintaada was askariyoow ee hana xirin anagu diinta m'aanan cayne
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Rightwing »

Amirsade wrote:
Rightwing wrote:
jalaaludin5 wrote:There was a time cayda diinta was made a crime and guess how reer Somaliland go around that law..

Since they cannot swear diinta straight, they would say..."tii la mamnuucay w#@ :lol:
When was that? :lol: :lol:

They took the diinta part out, and replaced it with timo in la caayo " tintaada was"

war tintaada was askariyoow ee hana xirin anagu diinta m'aanan cayne

No I think he meant tii la mamnuucay W***
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Somalistan »

an Isaaaq dude once said to an ogaden dude "dintaa waxaas iyo waxaas ku samee".

the ogaden dude responded "taanada ha caayin, taada wase".
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Rabshoole »

Somalistan wrote:an Isaaaq dude once said to an ogaden dude "dintaa waxaas iyo waxaas ku samee".

the ogaden dude responded "taanada ha caayin, taada wase".
:lol: :dead:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by Advo »

Somalistan wrote:an Isaaaq dude once said to an ogaden dude "dintaa waxaas iyo waxaas ku samee".

the ogaden dude responded "taanada ha caayin, taada wase".
:lol: :lol: isaqfurrallah

imagine the first somali to insult the diin, probably some ancient somali priest or something that refused to convert and was pissed off.
User avatar
fatimazahra
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 693
Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
Location: United States of Somalia

Re: Somaliland passes Blasphemy Law

Post by fatimazahra »

Somalistan wrote:an Isaaaq dude once said to an ogaden dude "dintaa waxaas iyo waxaas ku samee".

the ogaden dude responded "taanada ha caayin, taada wase".
:deadrose:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”