Severely weakened Ethiopian invaders retreat from Beledweyn

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Severely weakened Ethiopian invaders retreat from Beledweyn

Post by Garuun »

The Hiiraan jabhadaad :up: mahashaallah
Wararka naga soogaarayaa Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu kasocdo isbadal dhanka Ciidanka ah.

Wararka ayaa waxa ay tilmaamayaan in halkaasi ay lawareegeen Ciidamada kasocda Dalka Jubuuti gaar ahaan Xaafada ugu waaweyne Magaaladaasi.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Itoobiya ay Guud ahaan faarujiyeen Xaafadaha kaladuwan ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Xaafada ay kabaxeen Ciidamada Itoobiya ayaa waxa kamid ah Xaafada Hoolwadaag oo ay haatan sirasmi ah u maamulayaan Ciidamada Dowlada Jabuuti haatanba halkaasi ku sugan.

Qaarkamid ah dadka degaanka oo lahadlay warbaahinta ayaa wax ay xaqiijinayaan in guud ahaanba Magaalada Balaadweyne ay faarujiyeen Ciidamada Dalka Itoobiya oo ay haatan halkaasi kahoolgalayaan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti.

Dhawaan ayee adheed markii Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Dalka Jabuuti lagaarsiiyay Magaalada Baladweyne waxaana laga dhursugayaa waxa ay kabadalaan dhanka amaan Ciidamadaan

:meles:
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Severely weakened Ethiopian invaders retreat from Beledw

Post by Colonel »

A great news indeed. The Ethiopians are tactically stupid, they quicly capture cities but then become sitting ducks for AS. They don't have what it takes to handle guerilla warfare.

Does the article say Djibouti will sent in troops? :pac: I didn't even know they had an army to start with, anyway they don't have a chance against battled hardened AS and AMISOM won't risk sending forces to the area as their lines would become overstreched.

The next city to be liberated from gorillas will be Marka Cadey followed by Afgoye :wow:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Severely weakened Ethiopian invaders retreat from Beledw

Post by DayaxJeclee »

way la wareegeen uu dhahay ogaalka.

cidan soomaali ah lee loo baahan yahay, inshaallah maalin oo fogeen waa la dhisi doonaa. :up:
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Severely weakened Ethiopian invaders retreat from Beledw

Post by Garuun »

Colonel wrote:A great news indeed. The Ethiopians are tactically stupid, they quicly capture cities but then become sitting ducks for AS. They don't have what it takes to handle guerilla warfare.

Does the article say Djibouti will sent in troops? :pac: I didn't even know they had an army to start with, anyway they don't have a chance against battled hardened AS and AMISOM won't risk sending forces to the area as their lines would become overstreched.

The next city to be liberated from gorillas will be Marka Cadey followed by Afgoye :wow:

Baydhabo , Xudur, Guriceel so on, bidinillah.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”