Dhalinyaro Lagu Dilay Muqdisho
Posted: Wed Oct 03, 2012 10:25 am
Dhalinyaro Lagu Dilay Muqdisho
Added by Hanad on October 3, 2012.
Saved under Latest News
Muqdisho-GMN- 3-ruux oo dhalinyaraha ayaa saacadihii la soo dhaafay kooxo hubeysan waxa ay ku toogteen Magaaladda Muqdisho.
Degmooyinka Yaqshiid iyo Warta Nabad ayaa lagu dilay dadkani kuwaas oo dilkooda ay ka dambeyeen kooxo hubeysan.
Maamuladda Degmooyinka dilka uu ka dhacay ayaa sheegay inay wadaan baaritaano ku aadan kooxihii dilka geystay.
Ilaa hada si rami ah looma oga sababaha ka danbeysay dilka Dadkani kuwaas oo ka mid ahaa dadka deeganka.
Magaaladda ayaa maalmahani waxaa ka dhacayey dilal loo geysanayey dad shacab ah ama askar ka tirsan Dowladda.
Gedoonlinenews@gmail.com