Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka
Mudug waxay sheegayaan in xalay Qabrigii uu ku aasnaa Madaxweynihii
hore ee TFG-da Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed la faagtay,
lafihiisana banaanka inta loo soo saaray lagu firdhiyey xaafadaha
magaalada Gaalkacyo.
Dad goob joogayaal ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa u sheegay
SomaiMeMo in magaalada lagu arkay wax lagu sheegay lafihii Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo
qabrigii uu ku aasnaa laga soo faagay arrintaasi oo noqotay midda ugu
hadal heynta badan maanta Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Waxaa gaaray halkii uu ku aasnaa Cabdulaahi Yuusuf Axmed
Sarakiil katirsan Maamulka Puntland kuwaasi oo sameeyay baaritaanno ay ku ogaanayaan cidda ka
dambeysa weerarka lagu qaaday qabriga Cabdullaahi Yuusuf.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Lafahihii Cabdulaahi Yuusuf Axmed markii
la soo faagay laqaatay, halka warar kale ay sheegayaan in lafaha lagu
arkay magaalada.
Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa mas'uul ka ahaa soo gelitaanka Dalka
Soomaaliya ee Ciidamada Xabashida Itoobiya, isagoo ahaa Madaxweynihii ugu
horeeyey ee Beesha Caalamka ka dalbaday in lagu taageero 20 kun Askari
ajaanib ah kuwaasi oo hadda qeyb ka ah dhibaatooyinka ka holcaya
Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.
Dad kasoo jeeda beesha Cabdullaahi Yuusuf ayaa ka carooday falka
lagula kacay qabrigiisa waxaana lays weydiinayaa sababta keentay in habeen madoow qabrigiisa loo dhaco.
lool Hutus remove AY bones from his grave
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
No, it was Ilkoyars who needed the bones for their traditional ceremonies to honor their spirits, Yahye and Mooriif 

- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
bal maxaad ku qosli? Nacas fowqul nacas.
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
Abdiwahab niyahow thats the boogeyman folktales hawiye'z love to tell, cuz we all noe what happned in Lafo-Hawiye, Besha barakasan is not like u savages. everyone noe'z u HUTU's r the only non-muslims capabale of doing that to a die-muslim.
Y DNT U TRY PULLING THAT TO MSB GRAVE?
Y DNT U TRY PULLING THAT TO MSB GRAVE?
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
metamorphosis wrote:bal maxaad ku qosli? Nacas fowqul nacas.
I have no respect for that guy traitor of the somali peopleRe: lool Hutus remove AY bones from his grave
Awowe adeerka saa hadihn....
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
The news is fake.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: lool Hutus remove AY bones from his grave
Waxyaabo lagu qosla miyaa la waayey? waxaadan waxba ka ogeyn dad haku nabsan, tan kalena nin dhintey ayaad ku qosleysaa. War kani diintiisu maxay tahay?
Somalimemo ayuu war ka soo qaataa.
doqon loves another doqon's company.
Somalimemo ayuu war ka soo qaataa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 510 Views
-
Last post by noer
-
- 54 Replies
- 5542 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 2213 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 2 Replies
- 1724 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 10 Replies
- 1052 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 7 Replies
- 773 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 9 Replies
- 689 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 460 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by BlackVelvet