Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha doonay
Moderator: Moderators
- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha doonay
Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha doonaya inay Qabtaan Jagada Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya
Jimco, Oktoobar 05, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay saddex murashax oo ka mid ah 11 xubnodod oo lasoo xulay labaatameeyo xubnood oo xilka ra'iisul wasaaraha u taagnaa, iyadoo lagu wado in madaxweynuhu uu ra'iisul wasaaraha ku dhaawaqo inta lagu gudo jiro 48-ka saacadood ee soo socda.
Xubnaha uu madaxweynuhu kasoo reebay xubnihii isku soo taagay qabashada xilka ra'iisul wasaarenimo ee Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku jirinra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ahaa siyaasiyiintii sida weyn loo filayay in xilkan loo magacaabo.
Murashaxiinta ugu cad-cad ee uu madaxweynuhu la kulmay ayaa waxay kala yihiin: Cabdulqaadir Faarax Shirdoon (Saacid) oo ah ganacsade deggen dalka Kenya, kana mid ahaa xubnihii wax ka dhisay xisbiga Rajo ee uu xogyaha ka yahay Farmaajo iyo xisbita nabadda iyo horumarka ee uu kasoo jeedo madaxweynaha Soomaaliya.
Cali Ciise Cabdi oo isna ah mas'uul horay uga soo shaqeeyay Bankiga Adduunka isla markaana deggen dalka Itoobiya, waxaana mas'uulkan olole ugu jira inuu xilkaas qabto maamulka Khaatumo oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo.
Sidoo kale, waxaa ka mid ah xubnahan wasiirkii qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo ah mas'uul in badan siyaasadda kusoo jiray, waxaana lagu xusuustaa inuu sare u qaaday xiriirka Puntland iyo dalalka kale ee caalamka markii xilkan loo magacaabay.
Xubanahan saddexda ah ayaa waxay ugu cad-cad yihiin 11 xubnood ee madaxweynaha uu kasoo saaray xubnihii tirada badnaa ee damaca uu kaga jiray qabsahada xilka ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu ra'iisul wasaaraha ku dhawaaqo labada casho ee soo socota, iyadoo xilligii uu haystay ay ka dhiman tahay wax ka yar hal toddobaad.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Top 4 candidates;
1)Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
2)Cabdulqaadir Faarax Shirdoon
3)Cali Ciise Cabdi
4)Cabdulqaadir Cabdi Xaashi

Most likely the PM gon be Cabdulqaadir Cabdi Xaashi cuz Farmaajo was a PM before.
We already know who the PM gon beeeee.

We already know who the PM gon beeeee.

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do

Bet its gonna be someone we never heard of.
- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Yup,a new list,new names keep popping up outta no where,Advo wrote:a new list?
Bet its gonna be someone we never heard of.

- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Abdiwahaab & the others,WTF did I tell ya'll>?? see, I told ya'll that Cabdulqaadir Cabdi Xaashi was the one & only candidate from Puntland racing to become the PM. 

- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
He gon come clutch and pick this guy,just watch!

IF DOESN'T THEN,THAT'S

IF DOESN'T THEN,THAT'S

- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Xasan Sheekh Maxamuud you betta not fok up,istakhaareyso,think hard and deep my nigga and pick this guy.I trust ya,I know you gon make the right decision,that's why u mah nigga for real. 

- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
97.87% it's gon be him.
Somalia is definitely heading to right direction ,inshallah.
Alot of ppl are rooting for this guy;
"Waxaan U Malaynayaa Ninka Soomaali Oo Dhami Ku Qanci Karaan Inuu Noqon Karo C/Qaadir Cabdi Xaashi Waayo Waa Nin Ka Soo Jeeda Qabiil Soomaaliyo Dhan Jeclayn Inay Nabad Iyo Wanaag Ku Wadanoolaato"
"Dr. Abdikadir Abdi Hashi baan garanaa ani, waxaa shakhsi aqoon yahan ah sidoo kale kasoo shaqeeyey ururo caalami ah, waliba waxaan filayaah inuu u dhaxaynkaro Somali oo dhan wax u qabankaro. Markaan, sidaas leeyahay hadii ninkaasi kusoo baxo waa win win dhinac walba. Sidoo kale, waxaa loo bahanyahay shakhsi aan dowladaan horay jago uga soo qaban, lana jaan qaadikarah arimaha caalamka. So Dr Abdikadir is the right choice.
Reply"
"ASC WR WB mansha allaah waxaan filnaaba waa inuu ku dhawaaqo mudane Xassan Shiiq Maxamuud Ra'iisul wasaare awood u leh inuu isku soo taago shaqada culus ee hore taala waxaan filayaa shaqsiga u qalma waa midka isku xirikara Dowlada Soomaaliya iyo wada shaqeenta Puntland oo ah Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo runtii ugu dada yare hase ahaatee ugu qibrada badan waxbadan kasoo shaqeeyay Safaaradaha UK iyo USA xillal kala duwan kasoo qabtay Ururada Rayadka Sida Quba joogta Reer Puntland IWM hadana ubin Baarlamaanka ah Soomaaliya waad mahadsantihiin"
"The prime mister should be from puntland. they deserve it. and I am not puntlander or mj walah. But they deserve it. If he appoints marehan the government won't move an inch.only moryaanism will increase"
"Garas Xanan
"been baad sheegtey....gormey Puntland ay qalqal gelisey somaliya............. ku dayo Puntland hormarka ay gaartey........Jaale madaxwayneh ra'iisul wasaaraha soomaliya waxaad u magacowdaa Dr. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi."
"Dr. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi runtii aqoontiisa iyo kartidiisa marka la fiirsho waa yahay nin jagadaas ku haboon. Waa nin wayn si wayn ogga soo dhalaalay Puntland waana hubaal inuu isbadalka horay usii wadayo, insha Allah."

Yezzir,
These two gon change Somalia together.

Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
I have already posted this news. Farmaajo is not included, if you read the article it clearly says EXCLUDING (inuusan ku jirin) Farmaajo.
- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Iga raali ahow,sifiican manu u akhrin,excitement awgheed,I skimmed through it quick.Executive wrote:I have already posted this news. Farmaajo is not included, if you read the article it clearly says EXCLUDING (inuusan ku jirin) Farmaajo.

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
How about if we just say"Allahayow kii Somaali khayr u ah" 

- Barwaaqoiyobashbash
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1952
- Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
- Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda
Re: Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi la yeeshay Xubnaha do
Boqol kii boqol,waa kuugu raacsanahay.kambuli wrote:How about if we just say"Allahayow kii Somaali khayr u ah"

Amiin.
But it's gon be him inshallah! He's the one!

Minister Hashi and Minister Knapen visit an IDP camp in Garowe.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 150 Views
-
Last post by Barwaaqoiyobashbash
-
- 2 Replies
- 692 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 11 Replies
- 691 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 8 Replies
- 892 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 7 Replies
- 939 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 3 Replies
- 610 Views
-
Last post by zingii
-
- 9 Replies
- 883 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 451 Views
-
Last post by udun