Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka JSL.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka JSL.

Post by Bohol iyo karaman »

Afar xildhibaan oo cusub oo maanta ku biiray Barlamaanka SL.Iyo Deegaanada ka soo jeedaan

Komishinka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gudbiyey golaha wakiilada Afar xildhibaan oo cusub oo bedeli doona Xildhibaanadii shirgudoonka Barlamaanku xisaanadii ka qaadeen islamarkaana golaha ka eryeen.

Magacyada Afarta xildhibaan ee cusub oo ka mid noqon doona golaha wakiilada dhawaan ayaa kala ah sidan:-

1-Yaassiin Cali warsame­---------------------------Xisbiga UCID--------------Gobolka Sanaag (Muuse Ismaaciil H/Y)

2-Fu’aad sheikh maxamed Cabdalle------------Xisbiga UCID--------------Gobolka Saaxil (Idarays Cabdale H/Y)

3-C/raxmaan Maxamed Jaamac-----------------Xisbiga KULMIYE---------Gobolka Awdal (Gudabiirsey)

4-C/qaadir Jibriil Tukaale--------------------------Xisbiga UDUB--------------Gobolka Awdal. (Gudabiirsey)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by Siciid85 »

Idarays Cabdalle. :up:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by X.Playa »

Bohol iyo karaman wrote:Afar xildhibaan oo cusub oo maanta ku biiray Barlamaanka SL.Iyo Deegaanada ka soo jeedaan

Komishinka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gudbiyey golaha wakiilada Afar xildhibaan oo cusub oo bedeli doona Xildhibaanadii shirgudoonka Barlamaanku xisaanadii ka qaadeen islamarkaana golaha ka eryeen.

Magacyada Afarta xildhibaan ee cusub oo ka mid noqon doona golaha wakiilada dhawaan ayaa kala ah sidan:-

1-Yaassiin Cali warsame­---------------------------Xisbiga UCID--------------Gobolka Sanaag (Muuse Ismaaciil H/Y)

2-Fu’aad sheikh maxamed Cabdalle------------Xisbiga UCID--------------Gobolka Saaxil (Idarays Cabdale H/Y)

3-C/raxmaan Maxamed Jaamac-----------------Xisbiga KULMIYE---------Gobolka Awdal (Gudabiirsey)

4-C/qaadir Jibriil Tukaale--------------------------Xisbiga UDUB--------------Gobolka Awdal. (Gudabiirsey)
Don't you even aske the simple question of who they repersent ?? who elected them or if its even constitutional and legal?? where does it say in the somaliland constitution that you can hire people from the street and put them in the parliament aren't we a constitutional democracy???

look at the Philipino boy, all he saw was one name of his clan member and thats enough?? what a fucken jaahil
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by Siciid85 »

Shut the fuck you up you drunkard docile cunt, maxa ku guubaaya? ha ila qabsan qudhunyahow. Whether you like it or not those men are in by legal terms, as they
had the next number of votes in their region/district, dhiifka iska tirtir.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by X.Playa »

Siciid85 wrote:Shut the fuck you up you drunkard docile cunt, maxa ku guubaaya? ha ila qabsan qudhunyahow. Whether you like it or not those men are in by legal terms, as they
had the next number of votes in their region/district, dhiifka iska tirtir.

Philipino boy,

Wether you cry Garxajis , wether you plot like a ground rat 24/7 to get me banned , wether you boycott the IPG as though some one ill care to notice, wether you use your 5 different nicknames to root for yourself, wether you whine or wail, your ass is mine. And I will make sure the likes of you will bee seen for what they are , sub sub sub sub sub clannist peice of shit , with the brain and IQ of a mole rat. Your sub clannist posts are finished , just bring one more H.Y sub clannist post and see what befalls your hairless legs philipino boy,
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by Siciid85 »

I know what is burning you.Your a 50 year old lagaroone cunt with a IQ of a chimp who has never been married nor has any children.Who behaves like a
teenage girl on her periods for the most part. Your whole world is based on Idaaja, Aw Jamaac, exchanging insults with single mothers in paltalk and drowning your
sorrows with alcohol. Consider this my last reply to you, i have better things to do then exchanging posts with lowlife drunkards.

Xaar Player after seeing the name of honorable Fu’aad Sheikh Maxamed Cabdalle in the list representing his people and country.
While Xaar Player's outcast lowlife rots in the ghetto parts of Toronto.
Image
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by X.Playa »

Well Philipino boy unlike you am very consistent and ethical , i don't follow people and i don't whorship sub clans like you , i don't go to google looking for H.Y lizards and new spieces found in Oodweyne. I don't have 20 nicknames to incite and plot , I don't groupie with some so called Garxajis in cyber space , you see am not that sick like you. However i know what part of clannism that matters , you in the other hand are a little virgin punk leaving with his married sister with a laptop located in a basement , few google search doesn't make you and expert in anything. unlike you i don't live to root for Cawil , Siciid Sulub, Ciro and some polticians , i work pay my rent and don't give a damn about useless mafrish chicken ploitics. But you eat, breath, even fart clannism. you are one sick little poppy with a polluted brain.

You whined cried, run out of this section of the forum , even left IPG all to get noticed , you know what punk nobody even cared weter you stayed or left, no body misses your habar Yoonis this and habar yoonis that threads, and i will make sure as long as am here that habar habar pull shit of yours comes to a full halt, and so far I made you live like the mole rat you are , hidden , skulking like a rat unseen in dark threads, thats your place , if i ever notice another clan plather and pander i will come upon your ugley zigzaged forhead like a thunderstorm.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by Mr_Alfaas »

horta guurtida iyaga maanay sharci laheyn sida baarlamaanko kale, hadi xubin la badalo side loo keenaya badlkiisa
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Afar Xildhibaan oo cusub oo manta ku biiray Barlamaanka

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid iyo Alfaas, iyo weliba akhyaarta kale wan idin salaama,
Gurtidu waaxay isku bedelaan hab beeleed iyo dhaxalltooyo. Baarllamaankunaa qofka baxaa xisbigu ka tirsanaa musharaxii ugu soo codka dhowaa baa halkiisii gellaaya.

Waxan Rajeynaayaa in doorashada guurtidaa la qabaan doono cod loogu kalla boxo oo xubin walibaa cod ku timaado. waayo hadeer gurtida sland beelaha ugu waawayn kuma laha xubno.

Waxan maamulka/modka bogaan ka codsanayaa in ay ino ilaaliyaan anshaxa groupka, waxa malmahan inagu soo badanaayaa dadka dhaqaan ka xun wataa, fadlan dadkaa aynu iska qabano haadii aad doonaysan wada jirkeenaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”